{"id":187014,"date":"2025-08-14T11:00:38","date_gmt":"2025-08-14T08:00:38","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187014"},"modified":"2025-08-14T11:00:38","modified_gmt":"2025-08-14T08:00:38","slug":"daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/","title":{"rendered":"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187015\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"326\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771-300x148.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771-324x160.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogashao ah ku fulisay saddex nin oo lagu helay dambiyo la xiriira ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo iney qeyb ka ahayeen falal amni daro oo dhimasho sababay.<\/p>\n<p>Ragan xukunka dilka ah lagu fuliyay maanta ayaa lagu kala magacaabi jiray Abuukar Axmed Maxamed Anwar, Xamsa Jeylaani Cabdulaahi Abtiga, iyo Xasan Cali Xuseen Garaad, kuwaas oo dhamaantood la sheegay in horey loogu helay in Al-shabaab ka tirsanaayeen, islamarkaana Muqdisho iyo Shabeellaha Hoose ka geysteen dilal iyo qaraxyo.<\/p>\n<p>Goobta xukunka toogashada ah lagula fuliyay ragaan ka tirsana Al-shabaab oo ku taala magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ahaa Saraakiil ciidan oo ka tirsan Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee xukunkaan toogashada ayaa kusoo aadaya, iyadoo maalmo kooban ka hor sidaan oo kale xukun toogasho ah loogu fuliyay gudaha magaalada Muqdisho laba nin oo ka mid ahaa maleeshiyaadka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa u muuqata haatan mid bilowday in xukunada dilka ah ku fuliso maxaabiista xiran ee xukunada ku dhaceen ee ka tirsan kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1297592818736457%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogashao ah ku fulisay saddex nin oo lagu helay dambiyo la xiriira ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo iney qeyb ka ahayeen falal amni daro oo dhimasho sababay. Ragan xukunka dilka ah lagu fuliyay maanta ayaa lagu kala magacaabi jiray Abuukar Axmed Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755158450,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755158450,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogashao ah ku fulisay saddex nin oo lagu helay dambiyo la xiriira ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo iney qeyb ka ahayeen falal amni daro oo dhimasho sababay. Ragan xukunka dilka ah lagu fuliyay maanta ayaa lagu kala magacaabi jiray Abuukar Axmed Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-14T08:00:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/\",\"name\":\"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-14T08:00:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg\",\"width\":660,\"height\":326},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogashao ah ku fulisay saddex nin oo lagu helay dambiyo la xiriira ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab iyo iney qeyb ka ahayeen falal amni daro oo dhimasho sababay. Ragan xukunka dilka ah lagu fuliyay maanta ayaa lagu kala magacaabi jiray Abuukar Axmed Maxamed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-14T08:00:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":326,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/","name":"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg","datePublished":"2025-08-14T08:00:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025814638907386321653771.jpg","width":660,"height":326},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sadex-kamid-ah-alshabaab-oo-saakay-latoogtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Sadex kamid ah Alshabaab oo saakay latoogtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187014"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187016,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187014\/revisions\/187016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187015"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}