{"id":187020,"date":"2025-08-14T11:12:13","date_gmt":"2025-08-14T08:12:13","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187020"},"modified":"2025-08-14T11:19:16","modified_gmt":"2025-08-14T08:19:16","slug":"daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187022\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan oo kasoo horjeeda barakicin dowladda wado, ayaa saakay ka socda garoonka kubadda cagta ee Horseed iyo sidoo kale xaafadaha ku dhaw dhaw ee Tarabuunka,<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa qarxay, kaddib markii ciidanka dowladda saakay u dhaqaaqeen in ay burburiyeen guryaha kaga dhistay gudaha garoonka Hoseed iyo sidoo hal xaafado kale oo katirsan Tarabuunka, waxaana ciidanka kahor yimid shacab hubeysan iyo sidoo kale askar.<\/p>\n<p>Dagaal hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsaday ayaana halkaasi wali ka socda, waxaana goobjogyaal sheegeen in ciidanka dowladda agaasii lagu jabiyay, ayna soo gaareen gurmadyo kala duwan oo labada dhinac kala taageeraya.<\/p>\n<p>Dad shacab ah iyo dhinacyada dagaallamaya, ayaa lagu soo waramayaa in uu dagaalka kasoo gaaray khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana wali adag in si rasmi ah loo ogaado khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya, ayaa bilowday in si xoog ah uga barakiciso dadka shacabka ah ee degan dhulka danta guud ee kuyaalla magaalada Muqdisho, dhulalkaas oo la sheegay in ganacsato ku dha dhaw Madaxweynaha qaarkood la siiyay halka kuwa kalana laga iibiyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Foday.xarardheere.2025%2Fvideos%2F1083303527244197%2F&amp;show_text=false&amp;width=267&amp;t=0\" width=\"267\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan oo kasoo horjeeda barakicin dowladda wado, ayaa saakay ka socda garoonka kubadda cagta ee Horseed iyo sidoo kale xaafadaha ku dhaw dhaw ee Tarabuunka, Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa qarxay, kaddib markii ciidanka dowladda saakay u dhaqaaqeen in ay burburiyeen guryaha kaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755159145,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755159146,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755159568,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755159568,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan oo kasoo horjeeda barakicin dowladda wado, ayaa saakay ka socda garoonka kubadda cagta ee Horseed iyo sidoo kale xaafadaha ku dhaw dhaw ee Tarabuunka, Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa qarxay, kaddib markii ciidanka dowladda saakay u dhaqaaqeen in ay burburiyeen guryaha kaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-14T08:12:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-14T08:19:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-14T08:12:13+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-14T08:19:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo rag hubeysan oo kasoo horjeeda barakicin dowladda wado, ayaa saakay ka socda garoonka kubadda cagta ee Horseed iyo sidoo kale xaafadaha ku dhaw dhaw ee Tarabuunka, Sida aan wararka ku helnay dagaalka ayaa qarxay, kaddib markii ciidanka dowladda saakay u dhaqaaqeen in ay burburiyeen guryaha kaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-14T08:12:13+00:00","article_modified_time":"2025-08-14T08:19:16+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/","name":"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","datePublished":"2025-08-14T08:12:13+00:00","dateModified":"2025-08-14T08:19:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaal-xooggan-oo-saakay-ka-qarxay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dagaal xooggan oo saakay ka qarxay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187020"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187020"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187023,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187020\/revisions\/187023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}