{"id":187024,"date":"2025-08-14T11:27:10","date_gmt":"2025-08-14T08:27:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187024"},"modified":"2025-08-14T11:27:10","modified_gmt":"2025-08-14T08:27:10","slug":"daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/","title":{"rendered":"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187022\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay saaka howlgal barakicin ah ka bilaabeen ciidamada dowladda Soomaaliya, kadibna ay isku dhaceen shacab hubeysan.<\/p>\n<p>Dagaalka oo saaka xilli hore soo bilowday ayaa soo gaaray barqanimadii maanta, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan, sida ay soo sheegayaan dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa ka dhalatay barakicin lagu sameynayo shacabka deggan xerada Kooxdii Horseed ee Ciidanka Xoogga dalka oo ku taal halkii ahayd Salaan saarka ee Tarabuunka, waxayna shacabku ka biyo diideen inay ka baxaan dhulkaasi, taas oo keentay isku dhaca.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in haatan ay xaaladdu kasii dartay, isla markaana uu jiro khasaare leh dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo dad kale oo raydi ah.<\/p>\n<p>Dadka dhaawacmay waxaa kamid ah taliyaha ururka 2-aad ee guutada 22-aad ee Boolis Milataaro Mire Sahal, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo jira dhalinyaro sawirradooda la baahiyay, kuwaas oo ku dhintay dagaalka, maadaama la\u2019isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa haatan isgoyska Tarabuunka isugu soo baxay shacab careysan oo dibad-bax ka dhigay halkaasi, kuwaas oo taayaro ku gubayo waddada, isla markaana xirtay halkaasi.<\/p>\n<p>Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo ciidamada oo weli sii wada howlgalka, iyaga oo isku sii fidinayo halka lagu dagaalamayo, si ay soo afjaraan dagaalka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo jira dhalinyaro sawirradooda la baahiyay, kuwaas oo ku dhintay dagaalka, maadaama la\u2019isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa haatan isgoyska Tarabuunka isugu soo baxay shacab careysan oo dibad-bax ka dhigay halkaasi, kuwaas oo taayaro ku gubayo waddada, isla markaana xirtay halkaasi.<\/p>\n<p>Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo ciidamada oo weli sii wada howlgalka, iyaga oo isku sii fidinayo halka lagu dagaalamayo, si ay soo afjaraan dagaalka.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa kusoo aadayo, xilli haatan Muqdisho ay ka taagan tahay xiisad culus oo ka dhalatay barakicinta dhulalka danta guud, waxaana dowladda ay illaa iyo hadda ku guuleysatay inay la wareegto dhulalkii ugu badnaa ee ku yaalla magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaid.ali.862810%2Fvideos%2F3732573473542526%2F&amp;show_text=false&amp;width=353&amp;t=0\" width=\"353\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay saaka howlgal barakicin ah ka bilaabeen ciidamada dowladda Soomaaliya, kadibna ay isku dhaceen shacab hubeysan. Dagaalka oo saaka xilli hore soo bilowday ayaa soo gaaray barqanimadii maanta, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan, sida ay soo sheegayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755160041,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755160041,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay saaka howlgal barakicin ah ka bilaabeen ciidamada dowladda Soomaaliya, kadibna ay isku dhaceen shacab hubeysan. Dagaalka oo saaka xilli hore soo bilowday ayaa soo gaaray barqanimadii maanta, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan, sida ay soo sheegayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-14T08:27:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/\",\"name\":\"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-14T08:27:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay - Wardoon","og_description":"Waxaa weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa xaafadda Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay saaka howlgal barakicin ah ka bilaabeen ciidamada dowladda Soomaaliya, kadibna ay isku dhaceen shacab hubeysan. Dagaalka oo saaka xilli hore soo bilowday ayaa soo gaaray barqanimadii maanta, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan, sida ay soo sheegayaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-14T08:27:10+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/","name":"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","datePublished":"2025-08-14T08:27:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Tarabuun-dagaal-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalkii-kasocday-muqdisho-oo-sii-xoogaystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Dagaalkii kasocday Muqdisho oo sii xoogaystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187024"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187025,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187024\/revisions\/187025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187022"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}