{"id":187027,"date":"2025-08-15T11:54:23","date_gmt":"2025-08-15T08:54:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187027"},"modified":"2025-08-15T12:07:16","modified_gmt":"2025-08-15T09:07:16","slug":"axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/","title":{"rendered":"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187028\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"345\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981-300x157.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu yahay qaran diid dhibaato ku ah shacabka Jubbaland&#8221;, isla markaana dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay inay Jubbaland ka xoreyso gacantiisa.<\/p>\n<p>Janan oo horey usoo noqday wasiirkii amniga Jubbaland, ayaa sheegay, Axmed Madoobe inuu Jubbaland u beddelay maamulka qofka keliya gacanta ugu jira, isagoo sheegay inuu cadaadis ku haya cid kasta oo ka aragti duwan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in si joogto ah uu ugu adeegto qabiil mar kasta oo uu wajaho mucaaradnimo, taas oo uu ku tilmaamay xeelad uu bulshada ku kala fogeynayo&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ognahay in Axmed Madoobe uu u sheegay saraakiil kasoo jeeda Gedo in ay Gedo tagaan, guryahoodana soo dumaan, isagoo u ballan qaaday darajooyin iyo hanti,\u201d ayuu yiri Janan.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in qaar kamid ah saraakiishaas ay durba kusoo biireen dowladda federaalka, halka kuwo kalena uu rajaynayo in marka ay yimaadaan gobolka ay iyaguna doortaan inay ka mid noqdaan ciidanka qaranka.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay in Axmed Madoobe uu isagu hortaagan yahay in la xoreeyo degmada Bu\u2019aale oo ah caasimadda Jubbalad. Janan wuxuu sheegay, Axmed Madoobe inuu aaminsan yahay in haddii la xoreeyo Bu\u2019aale maamulka lagala wareegayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"DEG-DEG:-Cabdirashiid Janan oo Ciidamadiisa kusoo dhaweyay Sargaal Axmed madoobe usoo diray Sidii\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dO6ebQLgd50\" width=\"901\" height=\"507\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu yahay qaran diid dhibaato ku ah shacabka Jubbaland&#8221;, isla markaana dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay inay Jubbaland ka xoreyso gacantiisa. Janan oo horey usoo noqday wasiirkii amniga Jubbaland, ayaa sheegay, Axmed Madoobe inuu Jubbaland u beddelay maamulka qofka keliya gacanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755248075,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755248075,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu yahay qaran diid dhibaato ku ah shacabka Jubbaland&#8221;, isla markaana dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay inay Jubbaland ka xoreyso gacantiisa. Janan oo horey usoo noqday wasiirkii amniga Jubbaland, ayaa sheegay, Axmed Madoobe inuu Jubbaland u beddelay maamulka qofka keliya gacanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-15T08:54:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-15T09:07:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"345\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/\",\"name\":\"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-15T08:54:23+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-15T09:07:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg\",\"width\":660,\"height\":345},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland - Wardoon","og_description":"Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu yahay qaran diid dhibaato ku ah shacabka Jubbaland&#8221;, isla markaana dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay inay Jubbaland ka xoreyso gacantiisa. Janan oo horey usoo noqday wasiirkii amniga Jubbaland, ayaa sheegay, Axmed Madoobe inuu Jubbaland u beddelay maamulka qofka keliya gacanta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-15T08:54:23+00:00","article_modified_time":"2025-08-15T09:07:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":345,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/","name":"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg","datePublished":"2025-08-15T08:54:23+00:00","dateModified":"2025-08-15T09:07:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025815638908238114277981.jpg","width":660,"height":345},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-waa-qaran-dumis-waana-ka-xoraynaynaa-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Axmed Madoobe waa qaran dumis waana ka xoraynaynaa Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187027"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187027"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187033,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187027\/revisions\/187033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187028"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}