{"id":187045,"date":"2025-08-17T11:37:23","date_gmt":"2025-08-17T08:37:23","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187045"},"modified":"2025-08-17T11:39:15","modified_gmt":"2025-08-17T08:39:15","slug":"akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187046\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910003250568097.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"327\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910003250568097.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910003250568097-300x149.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910003250568097-324x160.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday.<\/p>\n<p>Tirada xildhibaanada lagu dhawaaqay xalay ayaa gaaraya 83 xildhibaan, wuxuuna maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya noqonayaa mid kamid ah maamulada yeeshay xildhibaanada badan ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Hannaanka loo qeybsaday baarlamaanka cusub ayaa ah labo gobol iyo degmada Buuhoodle. Gobolka Sool 30 xildhibaan ayuu helay baarlamaanka cusub, Gobolka Sanaag wuxuu helay 37 xildhibaan, halka degmada Buuhoodle oo katirsan Togdheer ay heshay 16 xildhibaan.<\/p>\n<p>Liiska lasoo xulay ayaa u badan dad dhalinyaro ah oo siyaasadda ku cusub. Waxaa kaloo ku jira weriyayaal baraha bulshada caanka ah.<\/p>\n<p>Xildhibaanada cusub ayaa isla maanta lagu wadaa in la dhaariyo, iyagoo kaddibna iska dhex dooran doona guddoomiye kumeel gaar ah oo shaqada sii wada inta lagasoo dooranayo guddoon rasmi ah.<\/p>\n<p>Weli ma jirto cid katirsan musharaxiinta madaxweynaha oo ka hadlay ku dhawaaqista liiska baarlamaanka. Horey siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ka horyimid guddiga qaabilsanaa hubinta iyo ansixinta xildhibaanada.<\/p>\n<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><strong>Hanaanka Beeluhu u qaybsadeen Xildhibaanada Woqooyi-Bari.<\/strong><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wadarta-guud waa 83 Xildhibaan.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">1- Beesha Dhulbahante waxay heshay 43 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">2- Beesha Warsangali waxay heshay 32 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">3- Beesha Fiqi Shini waxay heshay 3 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">4- Beesha Madhibaan waxay heshay 1 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">5- Beesha Kaskiqabe waxay heshay 1 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">6- Beesha Tiinle waxay heshay 1 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">7- Beesha Siwaaqroon waxay heshay 1 Xildhibaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">8- Beesha Geri Koombe waxay heshay 1 Xildhibaan.<\/div>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187047\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"563\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700-300x256.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700-492x420.jpg 492w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187048\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002413815137.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"956\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002413815137.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002413815137-207x300.jpg 207w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002413815137-290x420.jpg 290w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187049\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002662123140.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"1018\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002662123140.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002662123140-194x300.jpg 194w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002662123140-272x420.jpg 272w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday. Tirada xildhibaanada lagu dhawaaqay xalay ayaa gaaraya 83 xildhibaan, wuxuuna maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya noqonayaa mid kamid ah maamulada yeeshay xildhibaanada badan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755419880,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755419880,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755419973,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755419973,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday. Tirada xildhibaanada lagu dhawaaqay xalay ayaa gaaraya 83 xildhibaan, wuxuuna maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya noqonayaa mid kamid ah maamulada yeeshay xildhibaanada badan ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-17T08:37:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-17T08:39:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"563\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/\",\"name\":\"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-17T08:37:23+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-17T08:39:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg\",\"width\":660,\"height\":563},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhex si rasmi ah loo shaaciyay, kaddib muran ka taagnaa kalsoonida lagu qabo guddiga hubinta iyo ansixinta xildhibaaanada ee ay DFS soo magacowday. Tirada xildhibaanada lagu dhawaaqay xalay ayaa gaaraya 83 xildhibaan, wuxuuna maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya noqonayaa mid kamid ah maamulada yeeshay xildhibaanada badan ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-17T08:37:23+00:00","article_modified_time":"2025-08-17T08:39:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":563,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/","name":"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg","datePublished":"2025-08-17T08:37:23+00:00","dateModified":"2025-08-17T08:39:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025817638910002139981700.jpg","width":660,"height":563},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-liiska-xildhibaanada-maamulka-waqooyi-bari-soomaaliya-oo-lagu-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO Liiska Xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo lagu dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187045"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187045"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187052,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187045\/revisions\/187052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187047"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}