{"id":187059,"date":"2025-08-18T11:32:36","date_gmt":"2025-08-18T08:32:36","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187059"},"modified":"2025-08-18T11:32:36","modified_gmt":"2025-08-18T08:32:36","slug":"daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/","title":{"rendered":"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187060\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad soo dhaweyn iyo mahadcelin ah oo mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed ay ugu samaysay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay bulshada soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay, isaga oo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in lagu garab-istaago dadaallada uu ku bixinayo horumarinta caasimadda iyo hirgelinta adeegyo bulsho oo dhammeystiran.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dr. Muungaab ayaa tilmaamay in shacabka Muqdisho si weyn ugu diyaar garoobeen ka qaybgalka doorashooyinka qof iyo cod, isla markaana ay is-diiwaangeliyeen ku-dhawaad hal milyan oo muwaadin, sida uu shaaciyay Guddiga Qaran ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho waxa uu hoosta ka xarriiqay in siyaasiyiin aan la jaanqaadi karin marxaladda dowladnimada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah kuwa ma-gudbaayaal ah ay isku dayayaan in ay niyad-jabiyaan shacabka, balse aan la aqbali doonin isku day kasta oo lagu qalqalgelinayo shacabka ama lagu hor istaagayo qorshaha dowladda ee qabsoomidda doorashooyinka qof iyo codka ah.<\/p>\n<p>Munaasabadda maanta waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, guddoomiyeyaal degmo, agaasimayaal iyo marti sharaf kale oo ka socotay qaybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F1092995476305644%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad soo dhaweyn iyo mahadcelin ah oo mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed ay ugu samaysay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay bulshada soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay, isaga oo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755505969,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755505969,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187059","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad soo dhaweyn iyo mahadcelin ah oo mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed ay ugu samaysay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay bulshada soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay, isaga oo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-18T08:32:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/\",\"name\":\"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp\",\"datePublished\":\"2025-08-18T08:32:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad soo dhaweyn iyo mahadcelin ah oo mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed ay ugu samaysay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay bulshada soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay, isaga oo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-18T08:32:36+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/","name":"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp","datePublished":"2025-08-18T08:32:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG_0954.webp","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muungaab-oo-magudbayaal-kutilmaamay-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Muungaab oo magudbayaal kutilmaamay mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187059"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187061,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187059\/revisions\/187061"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}