{"id":187185,"date":"2025-08-23T12:03:54","date_gmt":"2025-08-23T09:03:54","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187185"},"modified":"2025-08-23T12:03:54","modified_gmt":"2025-08-23T09:03:54","slug":"doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/","title":{"rendered":"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187186\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"380\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886-300x173.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Saakay magaalada Laascaanood waxaa ka socota doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo ku-xigeennadiisa.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashada ayaa sheegay in ay xilkaan isu soo taageen shan musharrax, kuwaas oo labo kamid ah u tartamayaan guddoomiyaha, halka saddex kalena ay ku loolamayaan kuraasta ku-xigeennada.<\/p>\n<p>Doorashadan ayaa ah mid si weyn indhaha loogu hayo, maaddaama ay saamayn ballaaran ku leedahay tartanka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<p>Geeddi-socodka dhismaha maamulka Waqooyi Bari ayaa meel gabagabo ah maraya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay caddeysay in shuruudaha dhismaha maamul goboleedkan lagu dhammaystiri doono marka si rasmi ah loo doorto madaxweyne, taasoo ka saaraysa xaaladda ku-meel-gaarnimada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Firdhiye, oo lagu tilmaamo inuu taageero ka haysto Dowladda Federaalka, ayaa olole xooggan ugu jira sidii uu xilka u sii haysan lahaa, isaga oo aaminsan in aanay jirin cid ka mudan inuu xilka sii hayo waqtigan.<\/p>\n<p>Tan iyo markii lagu dhawaaqay liiska Baarlamaanka cusub, ma jirto muran iyo khilaaf soo baxay, dhammaan musharraxiinta ayaa si isku mid ah usoo dhoweeyay Golaha cusub.<\/p>\n<p>Maamulka cusub ayaa wajahaya caqabado culus, kuwaas oo ay kamid tahay sidii uu ula wareegi lahaa gacan ku haynta Sanaag Bari oo haatan si buuxda ugu jira gacanta Puntland.<\/p>\n<p>Dhawr maalmood ka hor, salaadiinta dhaqanka ee ugu sarreeya beesha Warsangeli ayaa si cad u muujiyay inay kasoo horjeedaan maamulka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Puntland ayaa ciidamo badan geysay gobolka Sanaag si ay uga hortagto dhaqdhaqaaqyada maamulka cusub ee Waqooyi Bari.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saakay magaalada Laascaanood waxaa ka socota doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo ku-xigeennadiisa. Guddiga Doorashada ayaa sheegay in ay xilkaan isu soo taageen shan musharrax, kuwaas oo labo kamid ah u tartamayaan guddoomiyaha, halka saddex kalena ay ku loolamayaan kuraasta ku-xigeennada. Doorashadan ayaa ah mid si weyn indhaha loogu hayo, maaddaama ay saamayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1755939846,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1755939847,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saakay magaalada Laascaanood waxaa ka socota doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo ku-xigeennadiisa. Guddiga Doorashada ayaa sheegay in ay xilkaan isu soo taageen shan musharrax, kuwaas oo labo kamid ah u tartamayaan guddoomiyaha, halka saddex kalena ay ku loolamayaan kuraasta ku-xigeennada. Doorashadan ayaa ah mid si weyn indhaha loogu hayo, maaddaama ay saamayn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-23T09:03:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/\",\"name\":\"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-23T09:03:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg\",\"width\":660,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood - Wardoon","og_description":"Saakay magaalada Laascaanood waxaa ka socota doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo ku-xigeennadiisa. Guddiga Doorashada ayaa sheegay in ay xilkaan isu soo taageen shan musharrax, kuwaas oo labo kamid ah u tartamayaan guddoomiyaha, halka saddex kalena ay ku loolamayaan kuraasta ku-xigeennada. Doorashadan ayaa ah mid si weyn indhaha loogu hayo, maaddaama ay saamayn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-23T09:03:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":380,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/","name":"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg","datePublished":"2025-08-23T09:03:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025823638915153141594886.jpg","width":660,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoomiyaha-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-ka-socota-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ka socota Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187185"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187187,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187185\/revisions\/187187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187186"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}