{"id":187282,"date":"2025-08-27T23:20:48","date_gmt":"2025-08-27T20:20:48","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187282"},"modified":"2025-08-27T23:20:48","modified_gmt":"2025-08-27T20:20:48","slug":"jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/","title":{"rendered":"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187283\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"326\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140-300x148.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140-324x160.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka SSC maamulka Waqoyi Bari Soomaaliya ayaa ku wargaliyay musharaxiinta in habeen dambe ay ku eg tahay qabashada araajida.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegeen, in musharaxii aan guddiga usoo gudbin codsigiisa ugu dambayn siddeeda fiidnimo ee habeen dambe uusan ka qeyb gali doonin doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada, xildhibaan Axmed Kayse Cali Shire ayaa sheegay in ay qaban doonaan doorasho hufaan oo xor iyo xalaal ah. Wuxuuna shacabka ugu baaqay inay ku kalsoonaadaan geeddi socodka doorashada oo uu sheegay inay ku dhammaan doonto jawi wanaagsan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka inay isku diyaariyaan doorashada kusoo wajahan, isagoo sheegay in looga baahan yahay inay waqti hore soo xaadiraan maalinta doorashada.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda 4 musharax ayaa aad loo hadal hayaa inay ka qeyb gali doonaan doorashada madaxweynaha maamulkaas, kuwaas oo kala ah, madaxweynaha talada haya, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, Jamaal Maxamed Xasan, Cabdirisaaq Axmed Khaliif iyo Maxamuud Yuusuf Guray.<\/p>\n<p>Madaxweyne Firdhiye ayaa wajahaya isbahaysi siyaasadeed oo adag oo doonaya inay ka tuuraan talada, inkastoo Firdhiye la aaminsan yahay inuu ku tiirsan yahay Dowladda Federaalka oo doonaya inuu isagu soo baxo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka SSC maamulka Waqoyi Bari Soomaaliya ayaa ku wargaliyay musharaxiinta in habeen dambe ay ku eg tahay qabashada araajida. Guddiga ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegeen, in musharaxii aan guddiga usoo gudbin codsigiisa ugu dambayn siddeeda fiidnimo ee habeen dambe uusan ka qeyb gali doonin doorashada madaxweynaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756326061,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756326061,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187282","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka SSC maamulka Waqoyi Bari Soomaaliya ayaa ku wargaliyay musharaxiinta in habeen dambe ay ku eg tahay qabashada araajida. Guddiga ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegeen, in musharaxii aan guddiga usoo gudbin codsigiisa ugu dambayn siddeeda fiidnimo ee habeen dambe uusan ka qeyb gali doonin doorashada madaxweynaha iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-27T20:20:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"326\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/\",\"name\":\"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-27T20:20:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg\",\"width\":660,\"height\":326},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka SSC maamulka Waqoyi Bari Soomaaliya ayaa ku wargaliyay musharaxiinta in habeen dambe ay ku eg tahay qabashada araajida. Guddiga ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegeen, in musharaxii aan guddiga usoo gudbin codsigiisa ugu dambayn siddeeda fiidnimo ee habeen dambe uusan ka qeyb gali doonin doorashada madaxweynaha iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-27T20:20:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":326,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/","name":"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg","datePublished":"2025-08-27T20:20:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025827638918816429105140.jpg","width":660,"height":326},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenka-ee-waqooyi-bari-oo-lasosaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jadwalka doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Waqooyi Bari oo lasosaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187282"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187282"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187284,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187282\/revisions\/187284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187283"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}