{"id":187327,"date":"2025-08-30T11:09:45","date_gmt":"2025-08-30T08:09:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187327"},"modified":"2025-08-30T11:09:45","modified_gmt":"2025-08-30T08:09:45","slug":"doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/","title":{"rendered":"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari  oo bilaabanaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187328\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921195927318617.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921195927318617.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921195927318617-300x159.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<div align=\"justify\">Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Amniga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo magaalada lagusoo rogay Bandow.<\/p>\n<p>Ololaha Doorashadan ee musharaxiinta ayaa galay saacadihii ugu dambeeya, iyadoo loolanka siyaasadeed ee doorashada uu si xawli ah u socdo haatan. Hoolka doorashada ayaa goor dhow waxaa ka bilaabanaysa khudbadaha musharaxiinta.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\">\n<div class=\"pxft-info-container\"><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567_google\">Musharrixiinta u taagan madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka oo dhan toban musharax ayaa tan iyo xalay si xooggan ugu loolamayay kasbashada xildhibaannada, waxaana xog lagu kalsoon yahay ay xaqiijinaysaa in lacago dhowr boqol oo kun oo dolllar ay musharaxiintu ku bixiyeen\u00a0 xildhibaannada si ay codad\u00a0 uga helaan.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Hoggaamiyihii ku meel gaarka ahaa ee SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa kamid ah musharrixiinta ugu cadcad doorashada, halka dhinaca kale qaar kamid ah musharrixiinta mucaaradka ay ku heshiiyeen in ay taageeraan cid kasta oo iyaga kamid ah oo gaarta wareegga ugu dambeeya ee doorashada, si ay codadkooda u mideeyaan, ugana guulaystaan haddii Firdhiye uu gaaro wareegga ugu dambeeya ee doorashada.<\/p>\n<p>Doorashadan oo mid xiiso leh oo aad loo sugayo waxay go\u2019aamin doontaa jihada siyaasadeed ee maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya iyo sida uu ula macaamili doono Dowladda Federaalka.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187329\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"388\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646-300x176.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<b>Magacyada musharaxiinta madaxweynaha.<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">1. Abdiqaadir Axmed Cali Firdhiye.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">2. Rashiid Faarax Maxamuud.<\/p>\n<p>3. Cabdirisaaq Khaliif Axmed.<\/p>\n<p>4. Jamaal Maxamed Xasan.<\/p>\n<p>5. Maxamuud Yuusuf Xasan.<\/p>\n<p><b>magacyada musharaxiinta madaxweyne ku xigeenka.<\/b><\/p>\n<p>1. Cumar Daahir Xasan.<\/p>\n<p>2. Abdirashiid Yuusuf Jibriil.<\/p>\n<p>3. Cabdirisaaq Maxamed Jaamac.<\/p>\n<p>4. Cabdisataar Sheikh Cismaan Cumar.<\/p>\n<p>5. Maxamed Cabdi Bulaale.<\/p><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Amniga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo magaalada lagusoo rogay Bandow. Ololaha Doorashadan ee musharaxiinta ayaa galay saacadihii ugu dambeeya, iyadoo loolanka siyaasadeed ee doorashada uu si xawli ah u socdo haatan. Hoolka doorashada ayaa goor dhow waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756541397,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756541398,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Amniga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo magaalada lagusoo rogay Bandow. Ololaha Doorashadan ee musharaxiinta ayaa galay saacadihii ugu dambeeya, iyadoo loolanka siyaasadeed ee doorashada uu si xawli ah u socdo haatan. Hoolka doorashada ayaa goor dhow waxaa ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-30T08:09:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/\",\"name\":\"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-30T08:09:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg\",\"width\":660,\"height\":388},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa - Wardoon","og_description":"Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Amniga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo magaalada lagusoo rogay Bandow. Ololaha Doorashadan ee musharaxiinta ayaa galay saacadihii ugu dambeeya, iyadoo loolanka siyaasadeed ee doorashada uu si xawli ah u socdo haatan. Hoolka doorashada ayaa goor dhow waxaa ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-30T08:09:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":388,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/","name":"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg","datePublished":"2025-08-30T08:09:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025830638921212704829646.jpg","width":660,"height":388},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-iyo-madaxweyne-ku-xigeenka-waqooyi-bari-oo-bilaabanaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Waqooyi Bari oo bilaabanaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187327"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187330,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187327\/revisions\/187330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187329"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}