{"id":187342,"date":"2025-08-31T11:36:46","date_gmt":"2025-08-31T08:36:46","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187342"},"modified":"2025-08-31T11:42:05","modified_gmt":"2025-08-31T08:42:05","slug":"mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187344\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1-1024x576.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1-1068x601.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa si ula kac ah u kansashay viisayaashii ay Mareykanka ku tagi lahaayeen Madaxweynaha Dalka Falastiin Maxamuud Cabbaas iyo wafdigiisa kuwaasoo ka qeybgeli lahaa shirweynaha Qaramada Midoobe ee sanad kastaba mar ay yeeshaan Madaxda Caalamka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa cadeysay inay ka hor istaageen Shirka Qaramada Midoobe Madaxweyne Maxamuud Cabaas iyo 80 falastiiniyiin ah oo wafdigiisa ka mid ahaa xili Isra\u2019iil -na aad ugu farxeen soona dhaweeyeen.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio oo sharaxayay sababta ay talaabadaani u qaadeen ayaa ku dhaliilay mas\u2019uuliyiinta reer Falastiin inay rabaan in si kali-talisnimo ah loo aqoonsado dowlad Falastiini ah,wuxuu sidoo kale ku eedeeyay inay caqabad ku yihiin dadaallada nabadda.<\/p>\n<p>Lama oga sida ay dalalka Islaamka u aqbali doonaan talaabada Mareykanku qaaday madaama ay ahayd Mareykanku u sahlo dhamaan madaxda caalamka ee dooneysa inay ka qeybgalaan shirka Qaramada Midoobe.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187343\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/ABAAS.jpg\" alt=\"\" width=\"860\" height=\"538\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/ABAAS.jpg 860w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/ABAAS-300x188.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/ABAAS-768x480.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/ABAAS-696x435.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/ABAAS-671x420.jpg 671w\" sizes=\"(max-width: 860px) 100vw, 860px\" \/><\/p>\n<p>Go\u2019aanka Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas loogu diiday inuu ka qeybgalo shirka Qaramada Midoobe ayaa ku soo aaday xili Dalka Faransiisku hor-kacayo dadaallo caalami ah oo lagu doonayo in lagu aqoonsado dowlad Falastiin leedahay iyagoo doonayay inay shirkaan uga fa\u2019iideystaan.<\/p>\n<p>Si kastaba madaama Madaxweyne Trump hore u cadeeyay inuu ka soo hor jeedo Dowlad Falastiin leedahay in caalamku aqoonsado ayaa tani waxay cadeyneysaa inuu yahay qorshe Trumo uu ka danbeeyo si uu suurad xumeeyo dadaalada dalalka reer Yurub ee Faransiisku horkacayo kaasoo ay doonayeen inay shirka sanadkaan ka iibiyaan madaxda caalamka in Dunidu aqoonsato Dowlad Falastiin leedahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"US Revokes Visas for Palestinian Officials Ahead of UNGA \u2014 What This Means for Peace Talks | APT\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/s2Q3BpL5cSM\" width=\"1296\" height=\"729\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Mareykanka ayaa si ula kac ah u kansashay viisayaashii ay Mareykanka ku tagi lahaayeen Madaxweynaha Dalka Falastiin Maxamuud Cabbaas iyo wafdigiisa kuwaasoo ka qeybgeli lahaa shirweynaha Qaramada Midoobe ee sanad kastaba mar ay yeeshaan Madaxda Caalamka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa cadeysay inay ka hor istaageen Shirka Qaramada Midoobe Madaxweyne Maxamuud Cabaas iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756629424,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756629424,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756629736,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756629736,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Mareykanka ayaa si ula kac ah u kansashay viisayaashii ay Mareykanka ku tagi lahaayeen Madaxweynaha Dalka Falastiin Maxamuud Cabbaas iyo wafdigiisa kuwaasoo ka qeybgeli lahaa shirweynaha Qaramada Midoobe ee sanad kastaba mar ay yeeshaan Madaxda Caalamka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa cadeysay inay ka hor istaageen Shirka Qaramada Midoobe Madaxweyne Maxamuud Cabaas iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-31T08:36:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-08-31T08:42:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/\",\"name\":\"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp\",\"datePublished\":\"2025-08-31T08:36:46+00:00\",\"dateModified\":\"2025-08-31T08:42:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay - Wardoon","og_description":"Dowlada Mareykanka ayaa si ula kac ah u kansashay viisayaashii ay Mareykanka ku tagi lahaayeen Madaxweynaha Dalka Falastiin Maxamuud Cabbaas iyo wafdigiisa kuwaasoo ka qeybgeli lahaa shirweynaha Qaramada Midoobe ee sanad kastaba mar ay yeeshaan Madaxda Caalamka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa cadeysay inay ka hor istaageen Shirka Qaramada Midoobe Madaxweyne Maxamuud Cabaas iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-31T08:36:46+00:00","article_modified_time":"2025-08-31T08:42:05+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/","name":"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp","datePublished":"2025-08-31T08:36:46+00:00","dateModified":"2025-08-31T08:42:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/Maxamuud-Cabaas-1280x720-1.webp","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-diiday-in-madaxweynaha-falastiin-uu-ka-qeyb-galo-shirka-qaramada-midoobay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo diiday in Madaxweynaha Falastiin uu ka qeyb-galo shirka Qaramada Midoobay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187342"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187342"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187346,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187342\/revisions\/187346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187344"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}