{"id":187347,"date":"2025-08-31T18:07:13","date_gmt":"2025-08-31T15:07:13","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187347"},"modified":"2025-09-01T13:54:33","modified_gmt":"2025-09-01T10:54:33","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187348\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu gacanta ku hayo gal dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka iyo wararka isku dirka been abuurka ah ee lagu faafiyo bulshada dhexdeeda.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in kiisaskan ay muujinayaan khatar weyn oo ku saabsan xasilloonida bulshada dhexdeeda ah, sumcadda dadka iyo amniga guud ee bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\">\n<div class=\"pxft-info-container\"><\/div>\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567_google\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka ayaa sidoo kale cadeeyay inuu qaadi doono talaabo adag oo sharci ah oo laga qaadayo cid kasta oo ku kacda falal lid ku ah shuruucda dalka, isagoo xusay in la ilaalinayo sharafta iyo sumcadda bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Xafiiska isagoo gudanaya waajibaadkiisa ku aaddan ilaalinta sharciga, kala dambeynta, iyo bad-qabka bulshada, wuxuu digiin adag u dirayaa cid kasta oo ku kacda falal ka soo horjeeda shuruuda dalka iyo sumcadda shacabka, isagoo ku wargelinaya in tallaabo sharci ah oo adag laga qaadi doono kuwa lagu helo, si loo ilaaliyo sharafta, sumcadda, iyo nabadgelyada bulshada Soomaaliyeed\u201d ayaa lagu yii warsaxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n<p>Warsaxafadeedka kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ayaa sidoo kale loogu baaqay bulshada in la ixtiraamo shuruucda dalka, islamarkaana si wadajir ah looga shaqeeyo nabad waarta iyo horumarka Bulshada.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo\u00a0 dhameystiran:-<\/b><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2025\/images\/Aug\/2025831638922168159820313.jpg\" \/><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu gacanta ku hayo gal dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka iyo wararka isku dirka been abuurka ah ee lagu faafiyo bulshada dhexdeeda. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in kiisaskan ay muujinayaan khatar weyn oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756652846,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756652846,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu gacanta ku hayo gal dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka iyo wararka isku dirka been abuurka ah ee lagu faafiyo bulshada dhexdeeda. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in kiisaskan ay muujinayaan khatar weyn oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-08-31T15:07:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-01T10:54:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/\",\"name\":\"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg\",\"datePublished\":\"2025-08-31T15:07:13+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-01T10:54:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg\",\"width\":660,\"height\":362},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray - Wardoon","og_description":"Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu gacanta ku hayo gal dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka iyo wararka isku dirka been abuurka ah ee lagu faafiyo bulshada dhexdeeda. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in kiisaskan ay muujinayaan khatar weyn oo ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-08-31T15:07:13+00:00","article_modified_time":"2025-09-01T10:54:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":362,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/","name":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg","datePublished":"2025-08-31T15:07:13+00:00","dateModified":"2025-09-01T10:54:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/2025831638922168798668275.jpg","width":660,"height":362},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-culus-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin culus soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187347"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187347"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187350,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187347\/revisions\/187350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187348"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}