{"id":187351,"date":"2025-09-01T14:00:16","date_gmt":"2025-09-01T11:00:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187351"},"modified":"2025-09-01T14:00:16","modified_gmt":"2025-09-01T11:00:16","slug":"fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187352\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323-300x164.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si weyn looga yaqaanay Somaliland, ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Fanaanku waxa uu geeriyooday kadib markii uu la dhacay baabuur uu isagu waday, xalay xilli dambe. Sidoo kale laba hablood oo baabuurka la saarnaa ayaa dhaawac culus soo gaadhay.<\/p>\n<p>Hoobalka ayaa dhawaan kasoo laabtay dalka Ingiriiska, halkaas oo uu ku noolaa tobankii sano ee u dambeeyay, isaga oo bilihii u dambeeyay joogay magaalada Hargeysa, kana qaybgalayay bandhig faneedyo iyo cawaysyo lagu qabto goobaha fanka.<\/p>\n<p>\u201cHa la is cafiyo, yaan caloosha waxba layskugu qabanin. Maanta haddii aan dhinto anigu qof keliya oo aan caloosha wax ugu hayo ma jiro, oo aan Ilaahay hortiisa la tagayo oo aan leeyahay qofkaas ayaan wax u haystaa,\u201d ayuu yidhi hoobalku muuqaal uu dhawaan soo geliyay baraha bulshada, iyadoo la moodo in geeridiisa loo sii sheegay.<\/p>\n<p>Geerida Safwaan Halac ayaa si weyn u taabatay fannaaniinta reer Somaliland, kuwa Soomaaliyeed iyo guud ahaan shacabka. Baraha bulshada ayaa si weyn loogu wadaagayaa warka geerida iyo tacsi loo dirayo fanaanka, taas oo si gaar ah u saamaysay fannaaniintii uu shaqo wadaagga la lahaa.<\/p>\n<p>Fanaan Qamar Suugaani, oo muuqaal iska soo duubtay isaga oo ilmaynaya, ayaa yidhi: \u201cAniga oo aan hadli karin oo hadalku igu adag yahay ayaa waxa la ii sheegay walaal aan aad u jeclahay inuu maanta iga hooseeyo. Alle Jannadiisa ha ka waraabiyo. Walaal aan jeclaa ayuu ahaa, 24 saacadood ka hor waanu wada joogayn, caawana isaga oo iigu soo socda ayuu Ilaahay iga qaatay.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maxamed Bakaal Cirro, oo ka tirsan kooxda Xidigaha Geeska, ayaa sheegay in geerida Safwaan Halac ay si weyn u taabatay, balse ay tahay qaddar Alle oo aan la baajin karin.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187353\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88.jpg\" alt=\"\" width=\"792\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88.jpg 792w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88-220x300.jpg 220w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88-751x1024.jpg 751w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88-768x1047.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88-696x949.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Image-2025-09-01-at-10.12.15_8c55ae88-308x420.jpg 308w\" sizes=\"(max-width: 792px) 100vw, 792px\" \/><\/p>\n<p>Waraysi dhawaan laga qaaday ayuu ku sheegay in aanu doonayn inuu fanka ku sii waynaado, balse uu qorshaynayo inuu ka fadhiisto, inkasta oo aanu garanayn goorta ay noqon doonto: \u201cMar walba niyaddayda way ku soo dhacdaa, laakiin maalinta ay tahay ma garanayo.\u201d<\/p>\n<p>Safwaan Halac waxa uu fanka kusoo biiray sannadkii 2014, xilligaas oo uu hees caan ah ka qaaday bandhig ay daadihinayeen wariyihii caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke iyo Nimco Samriye, oo ka baxay muuqbaahiyaha Horn Cable TV. Intaas kadibna waxa uu qaaday heeso badan oo hirgalay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si weyn looga yaqaanay Somaliland, ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa. Fanaanku waxa uu geeriyooday kadib markii uu la dhacay baabuur uu isagu waday, xalay xilli dambe. Sidoo kale laba hablood oo baabuurka la saarnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187352,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756724429,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756724430,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si weyn looga yaqaanay Somaliland, ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa. Fanaanku waxa uu geeriyooday kadib markii uu la dhacay baabuur uu isagu waday, xalay xilli dambe. Sidoo kale laba hablood oo baabuurka la saarnaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-01T11:00:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-01T11:00:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si weyn looga yaqaanay Somaliland, ayaa ku geeriyooday shil baabuur oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa. Fanaanku waxa uu geeriyooday kadib markii uu la dhacay baabuur uu isagu waday, xalay xilli dambe. Sidoo kale laba hablood oo baabuurka la saarnaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-01T11:00:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/","name":"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg","datePublished":"2025-09-01T11:00:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202591638922970949223323.jpg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fanaankii-caanka-ahaa-ee-safwaan-halac-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187351"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187354,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187351\/revisions\/187354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187352"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}