{"id":187355,"date":"2025-09-01T14:03:42","date_gmt":"2025-09-01T11:03:42","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187355"},"modified":"2025-09-01T14:03:42","modified_gmt":"2025-09-01T11:03:42","slug":"ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187356\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"270\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14-300x135.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in ciidamo ka gadoodsan mushaar la\u2019aan xirteen waddo muhiim ah oo ka baxda magaalada si weyna u isticmaalaan gaadiidka safarka ag.<\/p>\n<p>Ciidankan gasoodsan oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland , xirtay laamiga dheer ee Boosaaso, gaar ahaan inta u dhexaysa degaannada Laag iyo Karin ee gobolka Bari, halkaasi oo ay ku xannibeen gaadiidkii xamuulka siday ee ka yimid dekedda magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Ciidankan oo wata gaadiid dagaal oo isbaaro dhigtay laamiga, islamarkaana joojiyay isu socodkik gaadiidka ayaa ka cabanaya mushaar la\u2019aan, waxaana ay xukuumadda Puntland ka dalbanayaan in ay sida ugu dhakhsaha badan u siiso xuquuqda ka maqan, si ay u banneeyaan jidka laamiga ah.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan kuwa hoggaaminaya ciidankan gadoodsan ayaa sheegay in ay marar kala duwan xukuumadda madaxweyne Deni ka dalbadeen in ay siiso mushaaraadka ka maqan, balse aysan wax jawaab ah ka helin, sidaasi darteedna laamiga u xirteen oo aysan furi doonin ilaa laga siiyo xuquuqdooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in ciidamo ka gadoodsan mushaar la\u2019aan xirteen waddo muhiim ah oo ka baxda magaalada si weyna u isticmaalaan gaadiidka safarka ag. Ciidankan gasoodsan oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland , xirtay laamiga dheer ee Boosaaso, gaar ahaan inta u dhexaysa degaannada Laag iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756724654,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756724655,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187355","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in ciidamo ka gadoodsan mushaar la\u2019aan xirteen waddo muhiim ah oo ka baxda magaalada si weyna u isticmaalaan gaadiidka safarka ag. Ciidankan gasoodsan oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland , xirtay laamiga dheer ee Boosaaso, gaar ahaan inta u dhexaysa degaannada Laag iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-01T11:03:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"270\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/\",\"name\":\"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-01T11:03:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg\",\"width\":600,\"height\":270},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah - Wardoon","og_description":"Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in ciidamo ka gadoodsan mushaar la\u2019aan xirteen waddo muhiim ah oo ka baxda magaalada si weyna u isticmaalaan gaadiidka safarka ag. Ciidankan gasoodsan oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland , xirtay laamiga dheer ee Boosaaso, gaar ahaan inta u dhexaysa degaannada Laag iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-01T11:03:42+00:00","og_image":[{"width":600,"height":270,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/","name":"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg","datePublished":"2025-09-01T11:03:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/1-14.jpg","width":600,"height":270},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-gadoodsan-oo-wata-gaadiid-dagaal-oo-xirtay-waddo-muhiim-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo gadoodsan oo wata gaadiid dagaal oo xirtay waddo muhiim ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187355"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187355"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187355\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187357,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187355\/revisions\/187357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187356"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187355"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187355"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187355"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}