{"id":187358,"date":"2025-09-01T14:11:19","date_gmt":"2025-09-01T11:11:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187358"},"modified":"2025-09-01T14:13:55","modified_gmt":"2025-09-01T11:13:55","slug":"puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/","title":{"rendered":"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Maamul goboleedka Puntland, ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay usoo gacan galiso aqoonyahan Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad , oo inta badan falanqeeya arrimaha siyaasadda, kaa ay Puntland ku eedeeneyso in uu taageeray kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ka dalbaday laamaha ammaanka dalka Kenya in ay soo qabtaan una soo gacan geliyaan Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad uu sheegay in uu taageeray kuna hadlay afka kooxda Daacish ay dagaalka kula jirto Puntland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan odhan lahaa laamaha amaanka ee Kenya in ay waydiiyaan Cabdiwahaab sababta uu daacish u taageeray waayo? caalamku wuxuu isku raacsanyahay in daacish tahay argagixiso caalami ah qof kasta oo taageero siiyana shuruucda dawliga ah ee dalalka kala duwanina si isku mid ah ayey maxkamadaynkaraan.\u201d ayuu yiri Wasiir Dirir.<\/p>\n<p>Waxa uuna intaasi ku daray Wasiirka \u201cSida aan ka warqabno dhawrjeer bay Dawladda Kenya su\u2019aalo ka waydiisay xagjirnimadiisa, hada denbiga uu galay waa ku cadyahay waa in laamaha amaanka Kenya qabtaan oo maxkamad geeyaan, si mushtamacu uga nabadgalo aragtiyaha argagaxisonimo ee uu aaminsanyahay\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland, ayaana sheegay in aysan suurto gal aheyn in qof xagjir ah Macallin u noqdo dhallinyarada dalka Kenya ee mustaqbalka leh, waxa uuna xusay Wasiir Dirir in suurto gal tahay in dhallinyaro Kenyan oo katirsanaa Daacish laguna dilay Calmiskaad in ninkan soo tashkliiliyay.<\/p>\n<p>\u201cMacquul maaha qof xagjir ahi in uu Macalin u noqdo dhalinta mustaqbalka dalka kenya, kuwa buuraha calmiskaad ciidamada Difaaca Puntland ku laayeen ee asal ahaan kenya ka soo jeeda laga yaabee in isagu soo tashkiiliyey. Dr Abdiwahab fal deniyeed buu faraha kula jiraa-Dr cabdi wahaab wuxuu ka shaqeeyaa safaarada suudaan ee dalka kenya, wuxuu wax ku bartay suudaan dadka suudaan wax ku bartay in badan oo ka mid ahi waxay qayb ka yihiin aragtiyada xagjirnimada ah ee aaminsan in xukuumadaha xoog lagu bedelo waa kuwii nidaamkii maxaakiimta ee soomaaliya\u201d ayuu Caydiid Dirir sii raaciyay<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Puntland in Cabdiwahaab Sheekh uu yahay basaas u shaqeeya dowladda Sudan uu tilmaamay in dalkeeda wax kusoo bartay, waxa uuna intaa ku daray in suurto gal aheyn nin waxbartay in dhiigga ciidamada ku dhintay Calmiskaad ku tilmaamo xayeysiis Deni loo sameenayo.<\/p>\n<p>\u201cNinkani waa xagjir basaas ah oo Dawladda suudaan u shaqeeyaa, macquul maaha qof aragti caafimaadqabta ama aqoonyahan ahi in uu dhiiga Ciidamad Difaaca Puntland ku tilmaamo waa xayeysiis loo samaynayo Madaxwayne Saciid Cabdullaahi Deni, ninkani wuxuu duulaan ku yahay nabda iyo xasiloonida dunida gaar ahaan xasiloonida geeska Africa\u201d ayuu wasiir Caydiid ku geba-gabeeyay qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Warkan maamulka Puntland soo saartay, ayaa kusoo aadaya xilli aqoonyahan Cabdiwahaab Cabdisamad oo wareysi bixiyay wax kama jiraan kasoo qaaday dagaalka Puntland kula hirto Dacaish, waxa uuna dafiray in Daacish la sheego joogaan Calmiskaas , ayna tahay sheekada dagaalka xayeysiis Deni loo sameenayo\/<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Garoonka Boosaaso wuxuu noqday xero millatri oo ay dowladda Imaaraadku ka daabusho Ciidamo\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8zXCVPvQbNc\" width=\"1296\" height=\"729\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland, ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay usoo gacan galiso aqoonyahan Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad , oo inta badan falanqeeya arrimaha siyaasadda, kaa ay Puntland ku eedeeneyso in uu taageeray kooxda Daacish. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ka dalbaday laamaha ammaanka dalka Kenya in ay soo qabtaan una soo gacan geliyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756725090,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756725091,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756725250,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756725250,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland, ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay usoo gacan galiso aqoonyahan Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad , oo inta badan falanqeeya arrimaha siyaasadda, kaa ay Puntland ku eedeeneyso in uu taageeray kooxda Daacish. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ka dalbaday laamaha ammaanka dalka Kenya in ay soo qabtaan una soo gacan geliyaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-01T11:11:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-01T11:13:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/\",\"name\":\"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-09-01T11:11:19+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-01T11:13:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland, ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay usoo gacan galiso aqoonyahan Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad , oo inta badan falanqeeya arrimaha siyaasadda, kaa ay Puntland ku eedeeneyso in uu taageeray kooxda Daacish. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ka dalbaday laamaha ammaanka dalka Kenya in ay soo qabtaan una soo gacan geliyaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-01T11:11:19+00:00","article_modified_time":"2025-09-01T11:13:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/","name":"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp","datePublished":"2025-09-01T11:11:19+00:00","dateModified":"2025-09-01T11:13:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/107219058_df45383c-8297-4c37-8a11-067435310b22.jpg.webp","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-kenya-ka-dalbatay-in-ay-usoo-gacan-galiso-cabdiwahaab-shiikh-cabdisamad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Puntland oo Kenya ka dalbatay in ay usoo gacan galiso Cabdiwahaab Shiikh Cabdisamad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187358"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187358"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187361,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187358\/revisions\/187361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187359"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}