{"id":187362,"date":"2025-09-02T14:01:20","date_gmt":"2025-09-02T11:01:20","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187362"},"modified":"2025-09-03T13:38:53","modified_gmt":"2025-09-03T10:38:53","slug":"xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/","title":{"rendered":"Xasan  iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187363\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo qeyb gali doonaan caleemo saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare ayaa ku ammaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay kaalin weyn ka qaadatay sidii goboladda Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle looga saari lahaa daruufaha adag ee ay ku sugnaayeen, isagoo sheegay madaxweynaaha iyo raysal wasaaruhu inay guteen masuuuliyad iyo waajibaad qaran oo ka saarnaa ilaalinta midnimada dalka.<\/p>\n<p>Senator Timacadde ayaa sheegay in xubnaha labada aqal ee laga soo doorto Sool, Sanaag iyo Cayn ay u midoobi doonaan inay u qareemaan sidii uu cagihiisa ugu istaagi lahaa maamulka cusub ee Waqooyi Bari. Wuxuuna sheegay in meesha laga saari doono tafaraaruqii horey uga dhex jira siyaasiyiinta labada gobol ku matala Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Senator Timacadde waxa uu ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Puntland, wuxuuna kamid ahaa siyaasiyiinta aadka ugu dhawaa madaxweyne Deni. Hase ahaatee, wuxuu kamid noqday siyaasiyiinta la dareenka noqday mowqifka ay qaateen reer Sool oo ah inay sameystaan maamul cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo qeyb gali doonaan caleemo saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare ayaa ku ammaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay kaalin weyn ka qaadatay sidii goboladda Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756810893,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756810893,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756896173,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756896173,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo qeyb gali doonaan caleemo saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare ayaa ku ammaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay kaalin weyn ka qaadatay sidii goboladda Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-02T11:01:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-03T10:38:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/\",\"name\":\"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-02T11:01:20+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-03T10:38:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaarihiisa inay kasoo qeyb gali doonaan caleemo saarka madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare ayaa ku ammaanay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay kaalin weyn ka qaadatay sidii goboladda Sool, Sanaag iyo degmada Buuhoodle [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-02T11:01:20+00:00","article_modified_time":"2025-09-03T10:38:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/","name":"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg","datePublished":"2025-09-02T11:01:20+00:00","dateModified":"2025-09-03T10:38:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202592638923785581477133.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-iyo-xamse-oo-ka-qeyb-galaya-caleemo-saarka-firdhiye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan iyo Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka Firdhiye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187362"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187364,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187362\/revisions\/187364"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187363"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}