{"id":187365,"date":"2025-09-03T13:42:31","date_gmt":"2025-09-03T10:42:31","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187365"},"modified":"2025-09-03T13:42:31","modified_gmt":"2025-09-03T10:42:31","slug":"trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/","title":{"rendered":"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187367\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping in uu kala shaqaynayo qorshe ka dhan ah Mareykanka hoggaamiyeyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi.<\/p>\n<p>Hadalladan Trump ayaa yimid xilli Shiinaha uu Arbacada maanta ah ku martigelinayo hoggaamiyeyaal caalami ah dabaaldegii ugu weynaa abid ee \u201cMaalinta Guusha (Victory Day\u201d) oo ka dhacaya magaalada Beijing \u2013 taasoo lagu soo bandhigay awoodda ciidan ee Shiinaha.<\/p>\n<p>Qoraal uu ku soo qoray baraha bulshada ee Truth Social, Trump wuxuu ku yiri: \u201cFadlan hambalyo diirran gaadhsiiya Vladimir Putin iyo Kim Jong Un, xilli ay ku hawlan yihiin qorshe ka dhan ah Mareykanka.\u201d<\/p>\n<p>Trump ayaa hore u diiday xoojinta xidhiidhka Shiinaha, Ruushka iyo dalal kale, kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay khatar calami ah ku yihiin Mareykanka.<\/p>\n<p>Isagoo baraha bulshada ku hadlaya, Trump wuxuu sidoo kale xusay \u201ctaageeradii aadka u ballaadhnayd iyo nafhurkii\u201d ay Maraykanku bixiyeen intii lagu jiray Dagaalkii Labaad ee Adduunka si ay Shiinaha uga caawiyaan dagaalkiisii ka dhanka ahaa qabsadayaashii Japan. Dabaaldega Shiinaha ayaa xusaya 80 sano guuradii is-dhiibidii Japan iyo guushii Shiinaha ee dagaalkaas.<\/p>\n<p>\u201cDad badan oo Maraykan ah ayaa ku dhintay halgankii Shiinaha ee Guusha iyo Sharafka. Waxaan rajeynayaa in si sharaf leh loo xuso loona xasuusto geesinimadooda iyo naf-hurnimadoodii!\u201d ayuu Trump ku daray.<\/p>\n<p>Xi waxaa dabaaldega ku wehliyay 26 hoggaamiye dal, oo ay ku jiraan Kim iyo Putin \u2013 arrintan oo ay qaar ka mid ah falanqeeyayaashu u arkeen fariin loo diray waddamada reer Galbeedka ee ka fogaaday.<\/p>\n<p>Shiinaha wuxuu isku dayay inuu isu dhigo miisaan lid ku ah Mareykanka tan iyo markii cashuuraha ganacsiga ee Trump ay Khalkhal geliyeen nidaamka dhaqaale iyo siyaasadeed ee caalamiga ah.<\/p>\n<p>Trump wuxuu ku tilmaamay cashuurihiisa ganacsi kuwo muhiim u ah ilaalinta danaha iyo warshadaha Mareykanka, isaga oo muujiyay inuusan ka laba labayn doonin saamayntadiblomaasiyadeed ee ka iman kara.<\/p>\n<p>Markii la weydiiyay haddii uu aaminsan yahay in Beijing iyo xulafadeedu ay isku dayayaan inay sameeyaan isbahaysi caalami ah oo ka dhan ah Mareykanka, Trump wuxuu ku jawaabay: \u201cMaya. Marnaba. Shiinahu aad ayay nooga baahan yihiin annaga.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu ku daray: \u201cWaxaan la leeyahay xidhiidh aad u wanaagsan si gaar ah Madaxweyne Xi, sida aad ogtihiin. Laakiin Shiinaha ayaa noo baahan inta ay aan annagu u baahan nahay iyaga.\u201d<\/p>\n<p>Wareysi uu bixiyay Talaadadii, Trump wuxuu ku sheegay inuusan ka welwelaynin isku xidhka ka dhex muuqda Ruushka iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Wuxuu u sheegay barnaamijka raadiyaha ee Scott Jennings in Mareykanka uu leeyahay \u201cciidamada ugu awoodda badan dunida,\u201d isla markaana \u201caan marnaba la isku deyi karin in ciidammo naloo adeegasdo.\u201d<\/p>\n<p>\u201cOgaada, arrintaas waxay noqon lahayd wixii ugu xumaa ee ay waligood sameeyaan,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Qayb kale oo wareysiga ka mid ah, Trump wuxuu sheegay inuu \u201csi weyn uga niyad jabay\u201d Putin, kadib markii ay ku guul darraysteen inay gaadhaan heshiis nabadeed oo ku saabsan Ukraine kulankoodii bishii hore ee Alaska.<\/p>\n<p>\u201cWaan ka niyad jabay Madaxweyne Putin, taas waan dhihi karaa,\u201d ayuu yidhi, isaga oo intaas ku daray in Mareykanku \u201cuu wax ka qaban doono si aydadku ugu noolaadaan si wanaagsan\u201d gudaha Ukraine, inkasta oo aanu faahfaahin.<\/p>\n<p>Shiinaha weli kama uusan hadlin duullaanka buuxa ee Ruushku ku qaaday Ukraine, waxaana reer Galbeedku ku eedeeyeen inuu caawinayo Ruushka isagoo siinaya qalab kala duwan iyo iibsashada saliidda Ruushka \u2013 arrin Beijing ay diidday.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ruushku uu sameeyay ciidan urursi cusub oo ciidan ah, kuwaas oo ujeedku yahay qaybo ka mid ah furimaha hore ee dagaalka.<\/p>\n<p><strong>Xigasho BBC<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187366\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187367\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187368\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-2.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-2.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-2-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-2-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-2-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187369\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-3.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"524\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-3.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-3-300x205.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-3-218x150.webp 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-3-696x475.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-3-616x420.webp 616w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187370\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-6.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-6.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-6-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-6-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-6-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187372\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-7.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-7.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-7-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-7-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-7-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-8.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-8.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-8-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-8-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-8-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187374\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-10.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-10.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-10-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-10-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-10-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187375\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-11.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-11.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-11-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-11-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-11-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187376\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-12.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-12.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-12-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-12-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-12-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187377\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-14.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-14.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-14-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-14-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-14-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187378\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-15.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-15.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-15-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-15-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-15-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187379\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-17.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-17.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-17-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-17-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-17-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-187380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-18.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-18.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-18-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-18-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-18-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping in uu kala shaqaynayo qorshe ka dhan ah Mareykanka hoggaamiyeyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi. Hadalladan Trump ayaa yimid xilli Shiinaha uu Arbacada maanta ah ku martigelinayo hoggaamiyeyaal caalami ah dabaaldegii ugu weynaa abid ee \u201cMaalinta Guusha (Victory Day\u201d) oo ka dhacaya magaalada Beijing \u2013 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1756896173,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1756896173,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187365","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping in uu kala shaqaynayo qorshe ka dhan ah Mareykanka hoggaamiyeyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi. Hadalladan Trump ayaa yimid xilli Shiinaha uu Arbacada maanta ah ku martigelinayo hoggaamiyeyaal caalami ah dabaaldegii ugu weynaa abid ee \u201cMaalinta Guusha (Victory Day\u201d) oo ka dhacaya magaalada Beijing \u2013 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-03T10:42:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"6 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/\",\"name\":\"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp\",\"datePublished\":\"2025-09-03T10:42:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping in uu kala shaqaynayo qorshe ka dhan ah Mareykanka hoggaamiyeyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi. Hadalladan Trump ayaa yimid xilli Shiinaha uu Arbacada maanta ah ku martigelinayo hoggaamiyeyaal caalami ah dabaaldegii ugu weynaa abid ee \u201cMaalinta Guusha (Victory Day\u201d) oo ka dhacaya magaalada Beijing \u2013 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-03T10:42:31+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"6 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/","name":"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp","datePublished":"2025-09-03T10:42:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/download-4.webp","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-kamaseeray-saxibtinimada-china-russia-iyo-south-korea\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump kamaseeray saxibtinimada china.russia iyo south korea"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187365"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187365"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187381,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187365\/revisions\/187381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187370"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}