{"id":187394,"date":"2025-09-04T10:36:07","date_gmt":"2025-09-04T07:36:07","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187394"},"modified":"2025-09-04T14:46:00","modified_gmt":"2025-09-04T11:46:00","slug":"ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187396\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734-300x184.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Senator-ka Mandera, Ali Roba, ayaa sheegay in magaalada Mandera ay soo galeen ciidamo ka tirsan Jubbaland, taas oo uu ku tilmaamay khatar toos ah oo ka dhan ah madaxbannaanida Kenya iyo badbaadada dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Roba ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii darayso, iyadoo iskuullo badan la xiray, ganacsiyadu istaageen, qoysasna barakaceen, halka Jubbaland iyo ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ay hub urursanayaan oo dagaal isu diyaarinayaan.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Jubaland waxay si toos ah ula wareegeen magaalada Mandera. Tani waxay meel ka dhac ku tahay madaxbannaanideenna ah,\u201d ayuu yiri Roba.<\/p>\n<p>Senator-ku waxa uu dowladda ku eedeeyay dayac iyo khiyaano, isagoo sheegay in la oggolaaday in ciidamo shisheeye ku sugan yihiin gudaha Kenya. Waxa uu ku digay in haddii dowladdu tallaabo degdeg ah qaadi weydo, dadka deegaanka ay qasban doonaan inay is-abaabulaan si ay naftooda iyo hantidooda u difaacaan.<\/p>\n<p>\u201cWaa in lagu dagaallamo dhulkooda, ee ma aha waddooyinka Mandera,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Hadalka Roba ayaa yimid kaddib markii Wasiirka Arrimaha Gudaha, Kipchumba Murkomen, uu ku adkeeyay in aanay jirin ciidamo Jubaland oo Mandera jooga, isla markaana amniga ay gacanta ku hayaan hay\u2019adaha Kenya.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dhaqdhaqaaqyada xadka ay sabab u yihiin dad shacab ah oo ka soo barakacaya dagaallada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xiisaddan ayaa kicisay mudaharaadyo ka dhacay tuulooyin ku yaalla xadka. Hoggaamiyeyaal kale oo ay ku jiraan masuuliyiin hore ayaa sidoo kale ku baaqay in dowladdu si degdeg ah arrintan uga jawaabto, iyagoo ka digay in joogitaanka ciidamo shisheeye uu dhaawacayo madaxbannaanida Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator-ka Mandera, Ali Roba, ayaa sheegay in magaalada Mandera ay soo galeen ciidamo ka tirsan Jubbaland, taas oo uu ku tilmaamay khatar toos ah oo ka dhan ah madaxbannaanida Kenya iyo badbaadada dadka deegaanka. Roba ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii darayso, iyadoo iskuullo badan la xiray, ganacsiyadu istaageen, qoysasna barakaceen, halka Jubbaland iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187396,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator-ka Mandera, Ali Roba, ayaa sheegay in magaalada Mandera ay soo galeen ciidamo ka tirsan Jubbaland, taas oo uu ku tilmaamay khatar toos ah oo ka dhan ah madaxbannaanida Kenya iyo badbaadada dadka deegaanka. Roba ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii darayso, iyadoo iskuullo badan la xiray, ganacsiyadu istaageen, qoysasna barakaceen, halka Jubbaland iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-04T07:36:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-04T11:46:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/\",\"name\":\"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-04T07:36:07+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-04T11:46:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg\",\"width\":660,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya - Wardoon","og_description":"Senator-ka Mandera, Ali Roba, ayaa sheegay in magaalada Mandera ay soo galeen ciidamo ka tirsan Jubbaland, taas oo uu ku tilmaamay khatar toos ah oo ka dhan ah madaxbannaanida Kenya iyo badbaadada dadka deegaanka. Roba ayaa sheegay in xaaladdu ay ka sii darayso, iyadoo iskuullo badan la xiray, ganacsiyadu istaageen, qoysasna barakaceen, halka Jubbaland iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-04T07:36:07+00:00","article_modified_time":"2025-09-04T11:46:00+00:00","og_image":[{"width":660,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/","name":"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg","datePublished":"2025-09-04T07:36:07+00:00","dateModified":"2025-09-04T11:46:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202594638925496068301734.jpg","width":660,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-jubaland-oo-si-toos-ah-ula-wareegay-magaalada-mandera-ee-dalka-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Jubaland oo si toos ah ula wareegay magaalada Mandera ee dalka Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187394"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187397,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187394\/revisions\/187397"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187396"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}