{"id":187401,"date":"2025-09-05T11:07:27","date_gmt":"2025-09-05T08:07:27","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187401"},"modified":"2025-09-05T11:07:27","modified_gmt":"2025-09-05T08:07:27","slug":"daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/","title":{"rendered":"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187402\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png 719w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601-300x189.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601-696x439.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601-665x420.png 665w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sharaxaad cusub ka bixiyay hadal uu dhawaan ka sheegay munaasabad ka qabsoomtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macallin ayaa markaas sheegay in shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Muqdisho oo dowladda dhexe ay ka taliso, aysan dowladda ku lahayn waxbarasho, caafimaad iyo cunto midna.<\/p>\n<p>Inkastoo uu sheegay in si khaldan loo fasiray hadalkiisa oo ka careysiiyay shacabka Soomaaliyeed, haddana wax raalli-gelin ah kama bixin. \u201cHadalka haddii maqaamkii iyo madashii loogu talagalay laga saaro, macno kale ayuu soo saaraya. Goob kastana hadal u gaar ah ayay leedahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Xasan Macallin ayaa ku dooday in hadalkiisu ahaa mid dood cilmiyeed ku saleysan oo uu ka jeediyay buug dowlad-dhis ah oo lagu soo bandhigay Muqdisho, isagoo tilmaamay in dowladda Soomaaliya aysan hadda u diyaarsaneyn sidii dowladaha casriga ah ee Yurub oo bixiya adeeg dadweyne.<\/p>\n<p>\u201cDowladaha modern-ka ah ee casriga maxay kusoo kordhiyeen dowladnimada? Waxay ku dareen qarnigii 19-aad in xuquuqda siyaasiga ah ee muwaadinka ay bixiso. Waana meesha ay dooddaydu kasoo galeyso oo aan lahaa: dowladdan xuquuqda siyaasiga ah doorasho ayaa udareeeri doontaan ayuu yiri.<br \/>\nWaxa uu intaas ku daray: \u201cSoomaaliya in ka badan 50 sano xuquuq siyaasadeed ma lahayn, sida kacaanku u yimidba. Kacaanku wuxuu yiri xuquuqda bulshada idin siinayaan waxbarasho iyo caafimaad, waana idinka qaaday xuquuqdii siyaasadeed.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba, nuxurka hadalka wasiirka ayaa ah inuu isagu saxnaa balse ay bulshadu qalad u fahantay, taas oo weli dood ka taagan tahay, isla markaana dad badan ay dalbadeen inuu si buuxda raalli-gelin uga bixiyo arrintaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F797153916206522%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sharaxaad cusub ka bixiyay hadal uu dhawaan ka sheegay munaasabad ka qabsoomtay magaalada Muqdisho. &nbsp; Wasiir Xasan Macallin ayaa markaas sheegay in shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Muqdisho oo dowladda dhexe ay ka taliso, aysan dowladda ku lahayn waxbarasho, caafimaad iyo cunto midna. Inkastoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757059660,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757059661,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sharaxaad cusub ka bixiyay hadal uu dhawaan ka sheegay munaasabad ka qabsoomtay magaalada Muqdisho. &nbsp; Wasiir Xasan Macallin ayaa markaas sheegay in shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Muqdisho oo dowladda dhexe ay ka taliso, aysan dowladda ku lahayn waxbarasho, caafimaad iyo cunto midna. Inkastoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-05T08:07:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"454\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/\",\"name\":\"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png\",\"datePublished\":\"2025-09-05T08:07:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png\",\"width\":719,\"height\":454},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo - Wardoon","og_description":"Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sharaxaad cusub ka bixiyay hadal uu dhawaan ka sheegay munaasabad ka qabsoomtay magaalada Muqdisho. &nbsp; Wasiir Xasan Macallin ayaa markaas sheegay in shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Muqdisho oo dowladda dhexe ay ka taliso, aysan dowladda ku lahayn waxbarasho, caafimaad iyo cunto midna. Inkastoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-05T08:07:27+00:00","og_image":[{"width":719,"height":454,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/","name":"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png","datePublished":"2025-09-05T08:07:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-05-090601.png","width":719,"height":454},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-macalin-oo-diiday-inuu-raali-gelin-bixiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xasan Macalin oo diiday inuu raali gelin bixiyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187401"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187403,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187401\/revisions\/187403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187402"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}