{"id":187408,"date":"2025-09-06T12:11:16","date_gmt":"2025-09-06T09:11:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187408"},"modified":"2025-09-06T12:11:16","modified_gmt":"2025-09-06T09:11:16","slug":"daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187409\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo dowlado kale. Waxa kale oo uu ka waramay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhka Maraykanka, iyo safar uu Farmaajo ku tagi gaadhay Hargaysa.<\/p>\n<p>Biixi oo waraysi gaar ah siiyay Somaliland Chronicle, ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya labaduba ay diyaar u ahaayeen inay heshiis rasmi ah u beddelaan is-afgaradkii ay gaadheen horaantii 2024, balse uu suurtoobi waayay kadib cadaadis Addis Ababa soo foodsaaray.<\/p>\n<p>\u201cHeshiiska waxa ka hor yimid Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta, xataa dowladaha waaweyn ayay u qaylodhaansadeen sida Maraykanka. Itoobiya codkii Afrika ayaa hor istaagay, cid kale kama joojin. Waxa xataa lasoo jeediyay in xarunta laga raro haddii ay arrinta ka noqon waayaan,\u201d ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu ka waramay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, uu mar doonayay inuu heshiisiiyo isaga iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, si ay uga wada shaqeeyaan isku soo celinta Muqdisho iyo Hargaysa.<\/p>\n<p>\u201cAbiy wuxuu noo yeedhay aniga iyo Farmaajo, markaasuu qudbad noo jeediyay, wuxuuna yidhi \u2018heshiisiya\u2019. Waxaan ku idhi: shacabka ayaa i doortay, shacabkuna fariinta kala go\u2019a uun bay ii soo dhiibeen,\u201d ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Biixi waxa kale oo uu sheegay in mar kale uu Abiy isku dayay inuu Farmaajo geeyo magaalada Hargeysa, balse uu arrintaasi isagu hor istaagay.<br \/>\n\u201cFarmaajo ayaan toos ula hadlay, waxaanan ku idhi: \u2018Maanad ahayn nin Soomaali ah? Haddaad doonayso inaad Hargeysa timaaddo si kale ayaad u imane, inagada.\u2019 Isaguna wuxuu yidhi: \u2018Waa hagaag.\u2019 Hase ahaatee, Abiy ayaa dhabarka ka riixayay. Waxa uu sheegay in uu sidaas ku joojiyay safarkii Farmaajo iyo Abiy.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore waxa uu sidoo kale ka warbixiyay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Wuxuu sheegay in safiirka Shiinaha ee Soomaaliya uu maalin ku soo booqday xafiiskiisa, isaga oo doonayay inuu ku qasbo midnimo, balse uu isaga diiday kadibna ay sida ugu wareegeen Taiwan.<\/p>\n<p>\u201cSafiirkii Shiinaha ee Soomaaliya ayaa xafiiska iigu yimid, wuxuuna igu yidhi: ha igala hadlin gooni-isu-taagga Somaliland. Aniguna waxaan ku idhi: haddii aanad Somaliland aqoonsanayn, aniguna adiga kuma naqaan. Taasina waxay sababtay in aanu Taiwan u jeedsanno oo xidhiidh la yeelanno,\u201d ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in kadib xidhiidhka Taiwan uu Shiinuhu usoo diray Hargaysa 6 sarkaal oo sare, kuwaasi oo Somaliland usoo bandhigay lacag iyo mashaariic horumarineed, si ay uga laabato xidhiidhka Taiwan, lakiin ay diideen. &#8220;Waxay nagu yidhaahdeen wax ala waxaad rabtaan sheegta.&#8221;<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in xidhiidhka Somaliland iyo Maraykanka uu bilowday markii uu safarka ku tagay Washington. Wuxuu xusay in saldhig Maraykanku ku yeesho Berbera uu keeni karo khataro cusub, sida weerar ay Somaliland ku qaadaan Xuutiyiinta, sidaas darteedna loo baahan yahay in la helo heshiis dheelitiran oo labada dhinacba danahooda ka tarjumaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo dowlado kale. Waxa kale oo uu ka waramay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhka Maraykanka, iyo safar uu Farmaajo ku tagi gaadhay Hargaysa. Biixi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757149901,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757149901,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo dowlado kale. Waxa kale oo uu ka waramay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhka Maraykanka, iyo safar uu Farmaajo ku tagi gaadhay Hargaysa. Biixi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-06T09:11:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-06T09:11:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo dowlado kale. Waxa kale oo uu ka waramay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhka Maraykanka, iyo safar uu Farmaajo ku tagi gaadhay Hargaysa. Biixi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-06T09:11:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/","name":"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg","datePublished":"2025-09-06T09:11:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927279663473187.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-oo-qirtay-inuu-diiday-inuu-laheshiiyo-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Muuse Biixi oo qirtay inuu diiday inuu laheshiiyo Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187408"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187410,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187408\/revisions\/187410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187409"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}