{"id":187420,"date":"2025-09-06T20:35:45","date_gmt":"2025-09-06T17:35:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187420"},"modified":"2025-09-06T20:39:35","modified_gmt":"2025-09-06T17:39:35","slug":"14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/","title":{"rendered":"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187421\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517-300x177.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xubnahii dhawaan isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee heshiiska la galay dowladda Fedaraalka ayaa maanta qaatay shahaadada diiwaan galinta Xisbi Siyaasadeed kooda cusub.<\/p>\n<p>Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyay 14 urur siyaasadeed, kuwaas oo ay ku jiraan urur ay ku mideysan yihiin guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187424\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-06-183859.png\" alt=\"\" width=\"648\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-06-183859.png 648w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-06-183859-300x144.png 300w\" sizes=\"(max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Xisbiyada maanta la siisay shahaadooyinka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qayb galka doorashooyinka dalka ka dhacaya ee qof iyo codka ah, kadib markii ay dhawaan heshiis la qaateen madaxda dowladda Fedaraalka Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka, Cabdikariin Axmed Xasan ayaa warbaahinta u sheegay in dhamaan la siiyay shahaadooyinka inay soo buuxiyeen shuruudihii looga baahnaa, islamarkaana lagu wareejiyay shahaadooyinka diiwaan gelinta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa sharaf wayn innoo ah in 14 urur aan maanta shahaado siinay oo soo buuxiyay dhammaan shuruudihii looga baahnaa waxaa kale oo qiimo noogu fadhiyo in rag badan oo siyaasiyiin ay kamid yihiin dadka maanta ururadooda ku guuleystay inay helaan urur ahaan iyo siyaasad ahaan\u201d ayuu yiri guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Cabdikariin Axmed Xasan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Cabdikariin Axmed ayaa xusay in talaabadan ay qayb ka tahay horumarinta nidaamka xisbiyada badan, taas oo muhiim u ah mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Shahaado siinta Xisbiyadaan cusub ayaa kusoo aadeyso, iyadoo wali xubnaha mucaaradka ee uu hoggaaminayo Shariif Sheekh Axmed ay weli diidan yihiin hanaanka doorashooyinka qof iyo codka ah ee dowladda Fedaraalka dooneyso.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso magacyada Ururrada maanta Shahaadada la siiyay:-<\/b><\/p>\n<p>Ururka Nabadda iyo Cadaaladda.<br \/>\nUrurka Barwaaqo.<br \/>\nUrurka Horumarka iyo Midnimada.<br \/>\nUrurka Badbaado Bulsho.<br \/>\nUrurka Dimoqraadiga Dadweynaha.<br \/>\nUrurka Damal.<br \/>\nUrurka Baraaruga Qaran.<br \/>\nUrurka Waddaniga Soomaaliyeed.<br \/>\nUrurka Qaranka Dimoqraadiga.<br \/>\nUrurka Dimoqraadiga Soomaaliyeed.<br \/>\nDhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed.<br \/>\nUrurka Badbaado.<br \/>\nUrurka Cadaaladda iyo Dib u Dhiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F764901096469475%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xubnahii dhawaan isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee heshiiska la galay dowladda Fedaraalka ayaa maanta qaatay shahaadada diiwaan galinta Xisbi Siyaasadeed kooda cusub. Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyay 14 urur siyaasadeed, kuwaas oo ay ku jiraan urur ay ku mideysan yihiin guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757180163,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757180163,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757180388,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757180388,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah xubnahii dhawaan isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee heshiiska la galay dowladda Fedaraalka ayaa maanta qaatay shahaadada diiwaan galinta Xisbi Siyaasadeed kooda cusub. Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyay 14 urur siyaasadeed, kuwaas oo ay ku jiraan urur ay ku mideysan yihiin guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-06T17:35:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-06T17:39:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/\",\"name\":\"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-06T17:35:45+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-06T17:39:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah xubnahii dhawaan isaga baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee heshiiska la galay dowladda Fedaraalka ayaa maanta qaatay shahaadada diiwaan galinta Xisbi Siyaasadeed kooda cusub. Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyay 14 urur siyaasadeed, kuwaas oo ay ku jiraan urur ay ku mideysan yihiin guddoomiyayaashii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-06T17:35:45+00:00","article_modified_time":"2025-09-06T17:39:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/","name":"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg","datePublished":"2025-09-06T17:35:45+00:00","dateModified":"2025-09-06T17:39:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/202596638927614310338517.jpg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/14-urur-siyaasadeed-oo-ladiiwaan-geliyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"14 Urur Siyaasadeed oo ladiiwaan geliyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187420"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187420"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187423,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187420\/revisions\/187423"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187421"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}