{"id":187449,"date":"2025-09-09T11:34:58","date_gmt":"2025-09-09T08:34:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187449"},"modified":"2025-09-09T11:34:58","modified_gmt":"2025-09-09T08:34:58","slug":"soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/","title":{"rendered":"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-187452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg\" alt=\"\" width=\"520\" height=\"523\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg 400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 520px) 100vw, 520px\" \/><\/p>\n<p>Labo Xildhibaan oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashadii guud ee maanta ka dhacday Norway , taa oo ka dhigaysa markii u horreysay oo Baarlamaanka dalkaa ay labo kursi ku yeeshaan jaaliyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u2022Maryan Cabdi Xuseen, ayaa mar labaad oo xiriir ah loo doortay xildhibaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187451\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1296.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"516\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1296.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1296-300x202.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1296-696x468.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1296-625x420.webp 625w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>\u2022Haashim Muxyidiin Cabdi, ayaa noqday xildhibaanka taariikhda ku sameeyay inuu Baarlamaanka ku wehelin doono Maryan Cabdi iyo xildhibaanka labaad ee ka socda jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku biiraya Baarlamaanka dalka Norway.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187450\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1295.webp\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"768\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1295.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1295-300x300.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1295-150x150.webp 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1295-696x696.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/IMG_1295-420x420.webp 420w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah ayaa sidoo kale muujisay in xisbiga shaqaalaha oo talada haya uu mar kale ku guuleystay doorashada , waxaana muddo xileed kale Ra\u2019iisul wasaaraha Norway noqonaya Jonas Gahr St\u00f8re, oo hadda jagadaa haya.<\/p>\n<p>Doorashada , waxaa qasbayay in indhaha lagu hayo loollanka siyaasadeed ee ka socda gudaha Norway , waxaana natiijada ka soo baxday ay noqotay mid u daran Israa|l oo aan dooneyn xisbiga shaqaalaha inuu mar kale xukunka ku soo laabto, sabab la xiriirta Jonas St\u00f8re iyo xukuumadiisa waxay si weyn uga soo horjeedeen xasuuqa ka socda Qasa.<\/p>\n<div style=\"width: 360px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-187449-1\" width=\"360\" height=\"640\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Video-2025-09-09-at-07.14.26_186efdc1.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Video-2025-09-09-at-07.14.26_186efdc1.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/WhatsApp-Video-2025-09-09-at-07.14.26_186efdc1.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo Xildhibaan oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashadii guud ee maanta ka dhacday Norway , taa oo ka dhigaysa markii u horreysay oo Baarlamaanka dalkaa ay labo kursi ku yeeshaan jaaliyadda Soomaaliyeed. \u2022Maryan Cabdi Xuseen, ayaa mar labaad oo xiriir ah loo doortay xildhibaan. \u2022Haashim Muxyidiin Cabdi, ayaa noqday xildhibaanka taariikhda ku sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757406910,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757406911,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Labo Xildhibaan oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashadii guud ee maanta ka dhacday Norway , taa oo ka dhigaysa markii u horreysay oo Baarlamaanka dalkaa ay labo kursi ku yeeshaan jaaliyadda Soomaaliyeed. \u2022Maryan Cabdi Xuseen, ayaa mar labaad oo xiriir ah loo doortay xildhibaan. \u2022Haashim Muxyidiin Cabdi, ayaa noqday xildhibaanka taariikhda ku sameeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-09T08:34:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/\",\"name\":\"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-09T08:34:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg\",\"width\":400,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey - Wardoon","og_description":"Labo Xildhibaan oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashadii guud ee maanta ka dhacday Norway , taa oo ka dhigaysa markii u horreysay oo Baarlamaanka dalkaa ay labo kursi ku yeeshaan jaaliyadda Soomaaliyeed. \u2022Maryan Cabdi Xuseen, ayaa mar labaad oo xiriir ah loo doortay xildhibaan. \u2022Haashim Muxyidiin Cabdi, ayaa noqday xildhibaanka taariikhda ku sameeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-09T08:34:58+00:00","og_image":[{"width":400,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/","name":"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg","datePublished":"2025-09-09T08:34:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/page.jpg","width":400,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-kunool-norwey-oo-laba-xildhibaan-kahelay-doorasho-ka-dhacday-dalka-norwey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaalida kunool Norwey oo laba xildhibaan kahelay doorasho ka dhacday dalka Norwey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187449"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187454,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187449\/revisions\/187454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187452"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}