{"id":187500,"date":"2025-09-12T10:27:45","date_gmt":"2025-09-12T07:27:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187500"},"modified":"2025-09-12T10:27:45","modified_gmt":"2025-09-12T07:27:45","slug":"nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/","title":{"rendered":"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png\" alt=\"\" width=\"363\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png 363w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558-239x300.png 239w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558-335x420.png 335w\" sizes=\"(max-width: 363px) 100vw, 363px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Samsam Maxamed Xaashi.<\/p>\n<p>Dilka Marxuumad Samsam Maxamed ayaa la tilmaamay inuu ka dhashay muran dhex maray iyada iyo ninkeeda, sida ay tilmaameen qaar ka mid ah ehelada qoyskaan oo la hadlay warbaahinta gudaha.<\/p>\n<p>Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa sheegay in falka dilka ahi uu ka dhacay gudaha magaalada Galdogob, hase ahaatee ciidamada booliiska ay si dhaqso ah uga jawaabeen dhacdadan argagaxa badan ku abuurtay dadka ku nool Galdogob.<\/p>\n<p>Eedeysanaha la qabtay ayaa hada ku xiran saldhiga booliiska degmada Galdogob, waxaana la sheegay in dhawaan la horkeeni doono maxkamadda awoodda u leh kiiskan si sharciga loola tiigsado.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Booliska gobolka Mudug gaar ahaan saldhigga degmada Goldogob ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Faarax Xasan Aadan oo ku eedeysan dilka marxuumad Samsam Maxamed Xaashi oo ahayd xaaskiisa. Waxaa la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee Samsam Maxamed Xaashi ayaa ahayd hooyo ninkan u dhashay todobo caruur ah, waxaana dilkeeda uu naxdin iyo murugo ku reebay guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaana reer Galdogob.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Samsam Maxamed Xaashi. Dilka Marxuumad Samsam Maxamed ayaa la tilmaamay inuu ka dhashay muran dhex maray iyada iyo ninkeeda, sida ay tilmaameen qaar ka mid ah ehelada qoyskaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1757662077,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1757662077,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Samsam Maxamed Xaashi. Dilka Marxuumad Samsam Maxamed ayaa la tilmaamay inuu ka dhashay muran dhex maray iyada iyo ninkeeda, sida ay tilmaameen qaar ka mid ah ehelada qoyskaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-12T07:27:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"363\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"455\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/\",\"name\":\"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png\",\"datePublished\":\"2025-09-12T07:27:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png\",\"width\":363,\"height\":455},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliiska degmada Galdogob ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay Faarax Xasan Aadan oo ku eedeeysan inuu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabi jiray Samsam Maxamed Xaashi. Dilka Marxuumad Samsam Maxamed ayaa la tilmaamay inuu ka dhashay muran dhex maray iyada iyo ninkeeda, sida ay tilmaameen qaar ka mid ah ehelada qoyskaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-12T07:27:45+00:00","og_image":[{"width":363,"height":455,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/","name":"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png","datePublished":"2025-09-12T07:27:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-11-094558.png","width":363,"height":455},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-dilay-xaaskiisa-oo-lasooqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin dilay Xaaskiisa oo lasooqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187500"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187501,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187500\/revisions\/187501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}