{"id":187544,"date":"2025-09-17T17:51:45","date_gmt":"2025-09-17T14:51:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187544"},"modified":"2025-09-18T17:50:43","modified_gmt":"2025-09-18T14:50:43","slug":"xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187545\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaallo siyaasadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland, Isagoo wareysi gaar ah siinayay Telefishinka Al Arabiya, ayuu madaxweynuhu si cad u sheegay in ay jiraan kanaallo kala duwan oo lagu wado wada-hadallo ujeedkoodu yahay in xal waara laga gaaro is-faham la\u2019aanta siyaasadeed ee ka dhex jirta dhinacyadaas.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu tilmaamay in arrinta doorashooyinka heer degaan ay haatan tahay midda mudnaanta la siinayo, halka doorashooyinka guudna ay imaan doonaan wakhtigooda. Wuxuu sidoo kale rajo ka muujiyay in khilaafka Jubbaland laga gaarayo heshiis kahor inta aan la gaarin doorashooyinka deegaanka iyo kuwa qaran.<\/p>\n<p>\u201cLaakiin weli waxaan wada-hadal la wadnaa Puntland iyo Jubbaland, waxaana rajaynaynaa in arrinta Jubbaland la xalliyo ka hor inta aan la gaarin doorashooyinka deegaanka iyo kuwa qaranka, Wadahadalka iyo xiriirka waan sii wadaynaa, Puntland way ka warqabtaa arrintaas.\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imaanaya xilli dalka uu u diyaar garoobayo doorashooyin muhiim ah, isla markaana ay jiraan walaac laga qabo kala qaybsanaan siyaasadeed oo saameyn ku yeelan karta habsami u socodka hanaanka dimuqraadiyadeed.<\/p>\n<p>Waraysiga uu Madaxweyne Xasan Sheekh siiyay Al Arabiya ayaa lagu macneyn karaa dadaal dheeri ah oo ay dowladda dhexe ugu jirto in la mideeyo aragtida siyaasadeed ee maamulada si loo xoojiyo wadajirka dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmihii lasoo dhaafay waxaa warbaahinta qaar ay daabacayeen in Dowladda Imaaratka ay wado dadaalo ay ku dhex dhexaadinayso Dowladda Dhexe iyo Maamulada Jubaland iyo Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaallo siyaasadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland, Isagoo wareysi gaar ah siinayay Telefishinka Al Arabiya, ayuu madaxweynuhu si cad u sheegay in ay jiraan kanaallo kala duwan oo lagu wado wada-hadallo ujeedkoodu yahay in xal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758120716,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758120716,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758207540,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758207541,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187544","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaallo siyaasadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland, Isagoo wareysi gaar ah siinayay Telefishinka Al Arabiya, ayuu madaxweynuhu si cad u sheegay in ay jiraan kanaallo kala duwan oo lagu wado wada-hadallo ujeedkoodu yahay in xal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-17T14:51:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-18T14:50:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-17T14:51:45+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-18T14:50:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaallo siyaasadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland, Isagoo wareysi gaar ah siinayay Telefishinka Al Arabiya, ayuu madaxweynuhu si cad u sheegay in ay jiraan kanaallo kala duwan oo lagu wado wada-hadallo ujeedkoodu yahay in xal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-17T14:51:45+00:00","article_modified_time":"2025-09-18T14:50:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/","name":"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg","datePublished":"2025-09-17T14:51:45+00:00","dateModified":"2025-09-18T14:50:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025917638936922342560139.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-sheegay-inay-jiraan-wadahadallo-udhaxeya-deni-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan Wadahadallo udhaxeya Deni iyo Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187544"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187546,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187544\/revisions\/187546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187545"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}