{"id":187554,"date":"2025-09-18T18:10:05","date_gmt":"2025-09-18T15:10:05","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187554"},"modified":"2025-09-18T18:10:05","modified_gmt":"2025-09-18T15:10:05","slug":"daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/","title":{"rendered":"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187555\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya in la qaato rabitaankiisa gaarka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu ugu baaqay dowlad-goboleedyada aan ka qaybgalin wadatashiyada siyaasadeed ee dalka in ay ku kalsoonaadaan wakiillada iyo masuuliyiinta ku metela Dowladda Federaalka ee u fadhiya labada gole baarlamaan, xukuumadda, iyo hay\u2019adaha kale ee qaranka.<\/p>\n<p>\u201cSuurtagal ma ahan in dowlad-goboleedyadu ay soo dirsadaan masuuliyiin iyo siyaasiin metela dadkooda, oo fadhiya baarlamaanka labada aqal, xukuumadda iyo hay\u2019adaha kale ee dowladda, haddana marka ay talo wadajir ah gaaraan, in la diido, taasina ma ahan wax suurtagal ah,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray: \u201cDanta Soomaaliya, mustaqbalka dalka iyo aayaha dadka Soomaaliyeed, qof gaar ah oo leh \u2018anaa diiday\u2019 ama \u2018anaa yeelay\u2019 ma go\u2019aamin karo.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo ay tahay dowlad loo dhan yahay, aysanna diyaar u ahayn inay dhegaysato qof bannaanka ka qaylinaya oo rabitaankiisa gaar ah ku socda.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dalka uu horey u socdo isla markaana lagu dadaalayo dhameystirka dastuurka.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha ayaa imaanaya iyadoo muddo xileedkiisa ay ka harsan tahay wax ka yar hal sano, isla markaana aysan weli jirin heshiis siyaasadeed oo lagu mideysan yahay oo sheegaya in dalka doorasho qof iyo cod ah laga qabto, xilli ay weli ka maqan yihiin geeddi-socodka siyaasadeed ee dalka labada dowlad-goboleed ee ugu miisaanka culus.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FVillaSomaliaOfficial%2Fvideos%2F25513418018246333%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya in la qaato rabitaankiisa gaarka ah. Madaxweynuhu waxa uu ugu baaqay dowlad-goboleedyada aan ka qaybgalin wadatashiyada siyaasadeed ee dalka in ay ku kalsoonaadaan wakiillada iyo masuuliyiinta ku metela Dowladda Federaalka ee u fadhiya labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758208223,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758208223,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya in la qaato rabitaankiisa gaarka ah. Madaxweynuhu waxa uu ugu baaqay dowlad-goboleedyada aan ka qaybgalin wadatashiyada siyaasadeed ee dalka in ay ku kalsoonaadaan wakiillada iyo masuuliyiinta ku metela Dowladda Federaalka ee u fadhiya labada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-18T15:10:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/\",\"name\":\"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-18T15:10:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg\",\"width\":660,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya in la qaato rabitaankiisa gaarka ah. Madaxweynuhu waxa uu ugu baaqay dowlad-goboleedyada aan ka qaybgalin wadatashiyada siyaasadeed ee dalka in ay ku kalsoonaadaan wakiillada iyo masuuliyiinta ku metela Dowladda Federaalka ee u fadhiya labada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-18T15:10:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":343,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/","name":"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg","datePublished":"2025-09-18T15:10:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025918638937704560888144.jpg","width":660,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qof-aana-evisa-wadan-dalkaan-masoogali-karo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Qof aana Evisa wadan dalkaan masoogali karo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187554"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187556,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187554\/revisions\/187556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187555"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}