{"id":187563,"date":"2025-09-19T12:33:48","date_gmt":"2025-09-19T09:33:48","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187563"},"modified":"2025-09-19T12:36:16","modified_gmt":"2025-09-19T09:36:16","slug":"daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/","title":{"rendered":"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187564\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana ay halakeeyeen faqri, gaajo, argagixiso, budhcad-badeed iyo sannado badan oo dagaal sokeeye ah.Waxa uu sheegay in dadka reer Soomaaliya boqolkiiba 70% ku nool yihiin faqri aad u xun.<\/p>\n<p>Trump wuxuu intaas ku daray in Soomaaliya ay ka jirto cunto-yaraan daran, isla markaana ay kaalinta koowaad kaga jirto waddamada ugu musuqa badan adduunka oo dhan. Waxa uu ku sifeeyay Soomaaliya meel caan ku ah dowlad la\u2019aan, laaluush iyo tuugonimo.<\/p>\n<p>Trump, oo si gaar ah ugu jawaabayay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo siyaasaddiisa kasoo horjeeda, ayaa ku eedeeyay in ay guursatay walaalkeed si ay sharciga Mareykanka ku hesho, isla markaana ay ka timid waddan aan xataa madaxweyne lahayn.<\/p>\n<p>\u201cAsal ahaan Soomaaliya ayay kasoo jeeda, waa side xaalkoodu? Dowlad ma leeyihiin? Madaxweyne ma leeyihiin? Baarlamaan ma leeyihiin? Booliis ma leeyihiin? Dadkan waan jeclahay, waxay ka imanayaan meel aan waxba ka jirin. Hadda waxba ma haystaan, haddana waxay noo sheegayaan sidii aanu u maamuli lahayn dalkeenna,\u201d ayuu yidhi Trump.<\/p>\n<p>Ma aha markii ugu horreysay ee uu Trump weerar afka ah ku qaado Soomaaliya. Dhawaan ayuu ku tilmaamay meel dowlad la\u2019aan ah oo aan waxba ka jirin, halka sannado ka horna uu sheegay in Soomaaliya tahay meel qasan oo aan lahayn maamul iyo kala dambayn.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa muddo dheer ka mid ahaa saaxiibada taageera Soomaaliya dhinaca dowlad-dhiska iyo la dagaallanka kooxaha xagjirka ah, isaga oo hadda ciidamada Soomaaliya ka taageera dhinaca cirka iyo tababarada.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Trump iyo kooxdiisu shakhsi ahaan ma jecla Soomaaliya. Siyaasiyiin badan oo u dhow maamulka Trump ayaa baraha bulshada ku dhaliila dowladda Soomaaliya iyo sida ay wax u waddo guud ahaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Somaliland ayaa isku dayaysa inay ka faa\u2019iidaysato arrintan, iyada oo wadda olole ay aqoonsi kaga rabto maamulka Trump, maadaama xildhibaanno iyo siyaasiyiin badan oo Jamhuuriga ka tirsan ay aaminsan yihiin in Somaliland la aqoonsado.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187567\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-19-103454.png\" alt=\"\" width=\"704\" height=\"479\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-19-103454.png 704w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-19-103454-300x204.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-19-103454-696x474.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-19-103454-617x420.png 617w\" sizes=\"(max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Trump Calls For Ilhan Omar\u2019s Impeachment Over Charlie Kirk Remark, Says She Married Her Brother For\u2026\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uxrIsDIv8rM\" width=\"1296\" height=\"729\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana ay halakeeyeen faqri, gaajo, argagixiso, budhcad-badeed iyo sannado badan oo dagaal sokeeye ah.Waxa uu sheegay in dadka reer Soomaaliya boqolkiiba 70% ku nool yihiin faqri aad u xun. Trump wuxuu intaas ku daray in Soomaaliya ay ka jirto cunto-yaraan daran, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187564,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758274444,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758274444,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758274589,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758274590,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187563","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana ay halakeeyeen faqri, gaajo, argagixiso, budhcad-badeed iyo sannado badan oo dagaal sokeeye ah.Waxa uu sheegay in dadka reer Soomaaliya boqolkiiba 70% ku nool yihiin faqri aad u xun. Trump wuxuu intaas ku daray in Soomaaliya ay ka jirto cunto-yaraan daran, isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-19T09:33:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-19T09:36:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/\",\"name\":\"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-19T09:33:48+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-19T09:36:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana ay halakeeyeen faqri, gaajo, argagixiso, budhcad-badeed iyo sannado badan oo dagaal sokeeye ah.Waxa uu sheegay in dadka reer Soomaaliya boqolkiiba 70% ku nool yihiin faqri aad u xun. Trump wuxuu intaas ku daray in Soomaaliya ay ka jirto cunto-yaraan daran, isla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-19T09:33:48+00:00","article_modified_time":"2025-09-19T09:36:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/","name":"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg","datePublished":"2025-09-19T09:33:48+00:00","dateModified":"2025-09-19T09:36:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025919638938440957119184.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-soomaaliya-ku-tilmaamay-meel-aanay-dowladi-ka-jirin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel aanay dowladi ka jirin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187563"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187563"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187568,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187563\/revisions\/187568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187564"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}