{"id":187620,"date":"2025-09-23T18:05:17","date_gmt":"2025-09-23T15:05:17","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187620"},"modified":"2025-09-23T18:05:17","modified_gmt":"2025-09-23T15:05:17","slug":"xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/","title":{"rendered":"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-187621\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/images.jpg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" \/><\/p>\n<p>Waxaa fal celin culus ay ay ka dhalatay hadal shalay ka soo yeeray Xildhibaan Caana-nuug kaasoo ahaa inuu daawaday hadalkii Afhayeenka Alshabaab ee Cali Dheere uu kaga soo hor jeeday in Dowladu shacabka shacabka ka saarto dhulalka danta guud.<\/p>\n<p>Xildhiban Dayax Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sheegay mucaaradka khibrad xumo siyaasadeed.<\/p>\n<p>\u201cWaa ogaa in khibrad xumada siyaasadda ay haadaan kaala dhaceyso, mase u heysan inay kula gaareyso inaad shacab ku baadi karto ( Ku shaabadeynta Cali Dheere ). Mida kale , sow adiga ma aheyn midkii diidanaa Macawiisleydii lagula dagaalamayey Cali Dheere?\u201d ayuu yiri Xildhibaan Dayax Cumar<\/p>\n<p>Xildhibaan Dayax wuxuu sheegay in la soo direy xildhibaan Caana-nuug isagoona hadaladiisa ku soo afjaray Waa lagu soo diray mandhaw ee yaa kusoo diray?<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa falcelin sameeyay C\/risaaq Yuusuf ayaa isna sheegay inay mucaaradka ku ogaayeen in xaalad wareer ah ku jiraan balse aysan ogeyn in wareerkaasi ilaa Ashabaab uu gaarayo.<\/p>\n<p>\u201cWaan ogeen in Mucaaradku xaalad wareer ah ku jiraan, lkn ma ogeen in wareerkoodu gaaray in Cali Dheere iyo Argagixiso la buunbuuniyo oo la bogaadiyo\u201dayuu yiri C\/risaaq Yuusuf<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F1349315253195050%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa fal celin culus ay ay ka dhalatay hadal shalay ka soo yeeray Xildhibaan Caana-nuug kaasoo ahaa inuu daawaday hadalkii Afhayeenka Alshabaab ee Cali Dheere uu kaga soo hor jeeday in Dowladu shacabka shacabka ka saarto dhulalka danta guud. Xildhiban Dayax Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sheegay mucaaradka khibrad xumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758639956,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758639956,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa fal celin culus ay ay ka dhalatay hadal shalay ka soo yeeray Xildhibaan Caana-nuug kaasoo ahaa inuu daawaday hadalkii Afhayeenka Alshabaab ee Cali Dheere uu kaga soo hor jeeday in Dowladu shacabka shacabka ka saarto dhulalka danta guud. Xildhiban Dayax Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sheegay mucaaradka khibrad xumo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-23T15:05:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"665\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/\",\"name\":\"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png\",\"datePublished\":\"2025-09-23T15:05:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png\",\"width\":665,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug - Wardoon","og_description":"Waxaa fal celin culus ay ay ka dhalatay hadal shalay ka soo yeeray Xildhibaan Caana-nuug kaasoo ahaa inuu daawaday hadalkii Afhayeenka Alshabaab ee Cali Dheere uu kaga soo hor jeeday in Dowladu shacabka shacabka ka saarto dhulalka danta guud. Xildhiban Dayax Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sheegay mucaaradka khibrad xumo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-23T15:05:17+00:00","og_image":[{"width":665,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/","name":"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png","datePublished":"2025-09-23T15:05:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-23-160441.png","width":665,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-dayax-oo-diiday-fuusto-u-sooriixay-xildhibaan-caana-nuug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhiban Dayax oo diiday fuusto u sooriixay Xildhibaan Caana-nuug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187620"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187623,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187620\/revisions\/187623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187622"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}