{"id":187664,"date":"2025-09-25T21:01:48","date_gmt":"2025-09-25T18:01:48","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187664"},"modified":"2025-09-27T11:54:50","modified_gmt":"2025-09-27T08:54:50","slug":"daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/","title":{"rendered":"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png\" alt=\"\" width=\"774\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png 774w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101-300x166.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101-768x425.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101-696x385.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101-760x420.png 760w\" sizes=\"(max-width: 774px) 100vw, 774px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar buuxa siisay laamaha amniga dowladda, si ay uga hortagaan fal kasta oo qalqal gelinaya amniga caasimadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta gobolka Banaadir, iyadoo garab taagan yihiin saraakiisha sare ee ciidanka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali karin fowdo iyo in la abuuro amni darro.<\/p>\n<p>\u201cLaamaha amniga waxaa farayaa inay shaqadooda qabsadaan, anigoo wakiil uga ah xukuumadda Dan-Qaran, waxaan idin soo gaarsiiyay laamaha amniga meel kasta oo joogaan in wixii qalqal gelinaya dalka Soomaaliya in gacan bir ah lagu qabto,\u201d ayuu yiri Wasiir Fartaag.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiir Fartaag ayaa ugu baaqay guddoonka baarlamaanka iyo guddiga anshaxa ee golaha inay tallaabo ka qaadan xildhibaano uu sheegay inay qalqal geliyeen amniga dalka.<\/p>\n<p>\u201cGolayaasha hadey ku jiraana waa inay qolyaha anshaxa u qaabilsan daba-gal ku sameeyaan, waa in tallaabo laga qaada dadka xasaanada huwan ee xasaanada magaceeda ugu shafeecaya argagixisada.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cHaddii dowladda qaldan tahay waxay dhihi karaan dowladday waxaas ayaa la idinku dhaleelaya, dowladda albaabadeeda waa furan yihiin, sida uu Madaxweynaha sheegay, wixii siyaasad ah dowladda ayay u taalla, Madaxweynaha iyo xukuumadda ayay u taalla.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa caddeeyay in aysan cidna kala gorgortameyn amniga, isagoo marmarmsiyo raqiis ah ku tilmaamay doodda mucaaradka ay ku sheegeen inay saldhiga ciidanka u tageen si ay u soo damiintaan shaqsiyaad loo xiray arrimaha dhulka danta guud.<\/p>\n<p>\u201cAmniga kala dambeyn ayuu ku yimid. Sharciga nin gacantiisa ku qaata dhahaya waxaa rabaa anoo dhashiike wata in aan soo damiinto hebel lagama yeelayo, waana ceeb iyo fadeexo ku dhacday wixii waxaas akhriyay,\u201d ayuu yiri Wasiir Fartaag.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cHaddii la damiinanayo iyagoo meeshooda jooga waxay laspo hadli lahaayeen taliyeyaasha ciidanka, waxaa rabnaa hebel iyo hebel, meeshooda ayaa loogu geyn lahaa waa dad xurmad leh oo umadda Soomaaliyeed soo hoggaamiyey, haddana hoggaan weli rejo ka qabo, wixii dhacay way dhaceen yaan la iskugu noqon.\u201d<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu dambeyntiina uga digay siyaasiyiinta mucaaradka inay abuuraan qalqal-gelin amni, isagoo laamaha amniga fasax u siiyay inay ka hortagaan fal kasta oo ka dhan ah amniga haddii mucaaradka kusii madax adeygaan falalka lidiga ku ah amniga.<\/p>\n<p>Mucaaradka oo weli u muuqda kuwa raba in carada shacabka ee ka dhalatay tacaddiyada booliska uga faa\u2019iideystaan damacooda siyaasiga ayaa ku baaqay banaanbax ay ku sheegeen mid looga hortagayo tacaddiyada dowladda u geysaneyso shacabka.<\/p>\n<p>Banaanbaxa uu iclaamiyay mucaaradka ayuu sheegay inuu dhacayo maalinta Sabtida oo taariikhdu tahay 27 September 2025, iyagoo shacabka ugu baaqay inay isugu soo baxaan saddex goobood oo kala ah: Tarbuunka, Siinaay iyo Dayniile.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F4171506793064590%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export.png 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-300x300.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-1024x1024.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-150x150.png 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-768x768.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-696x696.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-1068x1068.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/pixelcut-export-420x420.png 420w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar buuxa siisay laamaha amniga dowladda, si ay uga hortagaan fal kasta oo qalqal gelinaya amniga caasimadda. &nbsp; Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta gobolka Banaadir, iyadoo garab taagan yihiin saraakiisha sare ee ciidanka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758823325,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758823325,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758824070,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758824070,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1758963763,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1758963763,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187664","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar buuxa siisay laamaha amniga dowladda, si ay uga hortagaan fal kasta oo qalqal gelinaya amniga caasimadda. &nbsp; Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta gobolka Banaadir, iyadoo garab taagan yihiin saraakiisha sare ee ciidanka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-25T18:01:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-27T08:54:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"774\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"428\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/\",\"name\":\"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png\",\"datePublished\":\"2025-09-25T18:01:48+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-27T08:54:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png\",\"width\":774,\"height\":428},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar buuxa siisay laamaha amniga dowladda, si ay uga hortagaan fal kasta oo qalqal gelinaya amniga caasimadda. &nbsp; Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta gobolka Banaadir, iyadoo garab taagan yihiin saraakiisha sare ee ciidanka iyo guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-25T18:01:48+00:00","article_modified_time":"2025-09-27T08:54:50+00:00","og_image":[{"width":774,"height":428,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/","name":"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png","datePublished":"2025-09-25T18:01:48+00:00","dateModified":"2025-09-27T08:54:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-25-190101.png","width":774,"height":428},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-frataag-oo-amar-buuxa-siisay-ciidamada-ka-hor-banaanbaxa-sabtida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Frataag oo amar buuxa siisay ciidamada ka hor banaanbaxa Sabtida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187664"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187664"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187669,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187664\/revisions\/187669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187665"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}