{"id":187676,"date":"2025-09-28T11:22:47","date_gmt":"2025-09-28T08:22:47","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187676"},"modified":"2025-09-28T11:22:47","modified_gmt":"2025-09-28T08:22:47","slug":"dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya  oo maxkamad horgeyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187677\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176-300x188.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Laba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu qabtay iyaga oo ku xadgudbaya calanka dalka Kenya intii lagu guda jiray ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Nyayo National Stadium, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Nairobi, iyaga oo wajahaya dacwado badan.<\/p>\n<p>Dhallinyaradaan oo da\u2019doodu kala tahay 14 iyo 17 sano ayaa lagu qabtay muuqaal baraha bulshada ku faafay iyaga oo ku dul socda calanka Kenya xilli lagu jiray ciyaar ka tirsan CAF Champions League oo dhex martay Mogadishu FC (Soomaaliya) iyo Kenya Police FC Sabtidii, 20-ka September.<\/p>\n<p>Muuqaalka ayaa la helay ayaa abuuray caro iyo falcelin ballaaran oo ka timid shacabka iyo siyaasiyiinta Kenya, taas oo keentay in codad xoog leh loo jeediyo in la soo qabto dhallinyaradaas.<\/p>\n<p>Labada dhalinyarada ah ayaa hortagay Maxkamadda Carruurta ee Nairobi, halkaas oo Garsoore Sare Rose Gitau uu ku amaray in lagu hayo xarunta ilaalinta carruurta ee Gigiri ilaa warbixin bulsho laga sameeyo, si loo ogaado xaaladooda iyo waxa la gudboon maxkamadda.<\/p>\n<p>Ehelada carruurta ayaa codsaday in loosii daayo si ay iyagu u daryeelaan, balse garsooraha ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda marxaladdan kaliya ay qaadi karaan waalidiinta dhalay.<\/p>\n<p>Dacwadaha lagu soo oogay dhallinyarada waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p>Gelitaan sharci-darro ah oo ay ku soo galeen Kenya, Waxyeello u geystaaan calanka qaranka oo astaan mideyn ah iyo Kicin buuq intii lagu jiray dhacdo ciyaareed dadweyne.<\/p>\n<p>Xeer-ilaalintu waxay codsatay in carruurta lagu sii hayo si loo xaqiijiyo da\u2019dooda iyo wareysi dheeraad ah. Dhakhtar dowladeed ayaa baari doona da\u2019dooda maaddaama aysan keenin dukumentiyo rasmi ah. Maxkamaddu waxay kaloo amartay in warbixin ka timaadda Xafiiska Carruurta (Children\u2019s Bureau Office) lasoo bandhigo xilliga dacwadda la xusayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu qabtay iyaga oo ku xadgudbaya calanka dalka Kenya intii lagu guda jiray ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Nyayo National Stadium, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Nairobi, iyaga oo wajahaya dacwado badan. Dhallinyaradaan oo da\u2019doodu kala tahay 14 iyo 17 sano ayaa lagu qabtay muuqaal baraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759047780,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759047780,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu qabtay iyaga oo ku xadgudbaya calanka dalka Kenya intii lagu guda jiray ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Nyayo National Stadium, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Nairobi, iyaga oo wajahaya dacwado badan. Dhallinyaradaan oo da\u2019doodu kala tahay 14 iyo 17 sano ayaa lagu qabtay muuqaal baraha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-28T08:22:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/\",\"name\":\"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-28T08:22:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg\",\"width\":640,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay - Wardoon","og_description":"Laba dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo lagu qabtay iyaga oo ku xadgudbaya calanka dalka Kenya intii lagu guda jiray ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Nyayo National Stadium, ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Nairobi, iyaga oo wajahaya dacwado badan. Dhallinyaradaan oo da\u2019doodu kala tahay 14 iyo 17 sano ayaa lagu qabtay muuqaal baraha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-28T08:22:47+00:00","og_image":[{"width":640,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/","name":"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg","datePublished":"2025-09-28T08:22:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025928638946223855341176.jpg","width":640,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-soomaali-ah-oo-ku-istaagay-calanka-kenya-oo-maxkamad-horgeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhalinyaro Soomaali ah oo ku istaagay calanka Kenya oo maxkamad horgeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187676"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187678,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187676\/revisions\/187678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187677"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}