{"id":187682,"date":"2025-09-28T14:54:58","date_gmt":"2025-09-28T11:54:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187682"},"modified":"2025-09-29T10:44:52","modified_gmt":"2025-09-29T07:44:52","slug":"daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/","title":{"rendered":"DAAWO  13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay  Wanlaweyn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187686\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622-1.png\" alt=\"\" width=\"761\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622-1.png 761w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622-1-300x126.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622-1-696x293.png 696w\" sizes=\"(max-width: 761px) 100vw, 761px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Sabtidii ka dhacday deegaanka Gareeri oo koonfur kaga beegan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii halkaas lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Dadka dhintay waxaa ku jira Hooyo, Aabe iyo ilmo yar oo ay dhaleen, waxaana dilkooda lala xiriiray aano qabiil oo ka taagan aagga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.<br \/>\nDadka oo xoolo dhaqato ahaa ayaa loogu tegay iyaga oo waraabinayo xoolahooda, kadibna sidaas ayaa lagu laayay, sida ay sheegtay Senator Zamza Cabdullahi Axmed oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Senatorada oo metasha dadkaasi oo kasoo jeeda Beesha Gaaljecel ayaa xaqiijisay in dhimashada ay gaartay illaa 13 qof, isla markaana ay mas\u2019uuliyadda qaadeyso Koonfur Galbeed.<br \/>\nDadka dhintay waxaa ku jira Hooyo, Aabe iyo ilmo yar oo ay dhaleen, waxaana dilkooda lala xiriiray aano qabiil oo ka taagan aagga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cDhimashada waxay mareysaa 13 qof oo qoysas dhan oo la\u2019is ag dhigay, kadibna la laayay arrintaa waxaa wax laga waydiinayaa Laftagareen &amp; wasiirkiisa amniga\u201d ayay tiri Zamzam.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Nabadoon u hadlay dadka xoola dhaqatada ah ee la laayay ayaa ku eedeeyay dhibaatada dhacday inay ka dambeeyeen ciidanka Koonfur Galbeed, isaga oo sheegay inay arkayeen ragga weerarka gaystay, balse aysan waxba ka qaban.<\/p>\n<p>\u201cIlaahey ha u naxariisto dadkii masaakiinta ahaa ee xoolo dhaqatada ahaa oo maanta loogu tegay wartii ay xoolaha ka shubanaayeen, iyaga oo waxba ka ogeyn inay u tageen niman ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed halkaas ay ku xasuuqeen\u201d ayuu yiri Nabadoon u hadlay ehelka dadka la laayay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu farriin u diray dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka, si ay usoo farageliyaan kiiska dadka la laayay, haddii kale ay iyagu bixin doonaan jawaab culus.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F2043651246445675%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Sabtidii ka dhacday deegaanka Gareeri oo koonfur kaga beegan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii halkaas lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Dadka dhintay waxaa ku jira Hooyo, Aabe iyo ilmo yar oo ay dhaleen, waxaana dilkooda lala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759060511,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759060511,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759060684,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759060684,"status":"error"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759131971,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759131972,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Sabtidii ka dhacday deegaanka Gareeri oo koonfur kaga beegan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii halkaas lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Dadka dhintay waxaa ku jira Hooyo, Aabe iyo ilmo yar oo ay dhaleen, waxaana dilkooda lala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-28T11:54:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-09-29T07:44:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"761\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/\",\"name\":\"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png\",\"datePublished\":\"2025-09-28T11:54:58+00:00\",\"dateModified\":\"2025-09-29T07:44:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png\",\"width\":761,\"height\":320},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn - Wardoon","og_description":"&nbsp; Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo Sabtidii ka dhacday deegaanka Gareeri oo koonfur kaga beegan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii halkaas lagu laayay dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Dadka dhintay waxaa ku jira Hooyo, Aabe iyo ilmo yar oo ay dhaleen, waxaana dilkooda lala [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-28T11:54:58+00:00","article_modified_time":"2025-09-29T07:44:52+00:00","og_image":[{"width":761,"height":320,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/","name":"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png","datePublished":"2025-09-28T11:54:58+00:00","dateModified":"2025-09-29T07:44:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Screenshot-2025-09-28-125622.png","width":761,"height":320},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-13-qof-oo-isku-qoys-ah-oo-lagu-laayay-wanlaweyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO 13 qof oo isku qoys ah oo lagu laayay Wanlaweyn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187682"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187682"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187687,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187682\/revisions\/187687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}