{"id":187688,"date":"2025-09-29T10:45:54","date_gmt":"2025-09-29T07:45:54","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187688"},"modified":"2025-09-29T10:45:54","modified_gmt":"2025-09-29T07:45:54","slug":"xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187689\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310-300x158.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu in maanta oo Isniin ah uu si rasmi ah u furo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka oo horay dhowr jeer u baaqday.<\/p>\n<p>Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Golaha Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyay iney soo xaadiraan furitaanka kalfadhigooda wadajirka ah ee maanta, waxaana si gaar ah looga Mudanayaasha labada Aqal inay fadhiga soo xaadiraan oo aysan dhicin in Xildhibaan ku sugan Muqdisho uu ka maqnaado Fadhiga.<\/p>\n<p>Furmitaanka Kalfadhiga 7-aad ayaa kusoo aadaya, iyadoo Shalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu kasoo laabtay shirkii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee maalin ka hor lagu soo gabagabeeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Sida ku xusan qodobka 90-aad ee Dastuurka dalka, madaxweynaha ayaa si toos u fura Kalfadhiga isagoona ka jeediya khudbad uu uga hadlayo wax qabadka dowladda muddadii uu Baarlamaanka fasaxa ku maqnaa iyo dardaaran guud uu siiyo labada Gole.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo la dhaariyay bishii April ee sanadkii 2022-kii waxaa muddo xileedkiisa sharciga ah ka dhiman in ka yar 8 bilood, waxaana lagu wadaa in kalfadhigaan inta lagu jiro loo gudbiyo qodobo la xiriira doorashooyinka dalka iyo dhameystirka Dastuurka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu in maanta oo Isniin ah uu si rasmi ah u furo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka oo horay dhowr jeer u baaqday. Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Golaha Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyay iney soo xaadiraan furitaanka kalfadhigooda wadajirka ah ee maanta, waxaana si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759131972,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759131972,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu in maanta oo Isniin ah uu si rasmi ah u furo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka oo horay dhowr jeer u baaqday. Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Golaha Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyay iney soo xaadiraan furitaanka kalfadhigooda wadajirka ah ee maanta, waxaana si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-29T07:45:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-29T07:45:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu in maanta oo Isniin ah uu si rasmi ah u furo kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee dalka oo horay dhowr jeer u baaqday. Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatarada Golaha Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyay iney soo xaadiraan furitaanka kalfadhigooda wadajirka ah ee maanta, waxaana si [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-29T07:45:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/","name":"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg","datePublished":"2025-09-29T07:45:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025929638947132843500310.jpg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-maanta-furaya-kalfadhiga-7-aad-ee-baarlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo maanta furaya Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187688"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187690,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187688\/revisions\/187690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187689"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}