{"id":187726,"date":"2025-09-30T13:49:30","date_gmt":"2025-09-30T10:49:30","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187726"},"modified":"2025-10-01T11:56:57","modified_gmt":"2025-10-01T08:56:57","slug":"dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay ku kaceen falal halis gelinaya naftooda iyo tan bulshada, gaar ahaan gudaha Garoonka Ciyaaraha Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay garoonka la soo galeen agab halis ah sida tooreeyada, sakiimo, iyo waxyaabo kale oo khatar ku ah ammaanka dadkii ku sugnaa goobaha dadweynaha iskugu yimaadaan ee Garoonka.<\/p>\n<p>Taliska qeybta guud ee Booliiska gobolka Banaadir ayaa si adag uga digay in dhalinyarada ay soo geliyaan garoomada Ciyaaraha iyo meelaha kale ee bulshada wax kasta oo dhaawac ama cabsi gelin kara dadka, Waxay sheegeen in cid kasta oo lagu qabto iyadoo ku kacaysa falal noocaas ah laga qaadi doono tallaabo adag oo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay taliska ayaa lagu xusay in la adkeynayo amniga garoomada Ciyadaha ee ay hadda ka socdaan Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka G.Banaadir iyo goobaha kale ee dadweynuhu isugu yimaado, si loo sugo badbaadada bulshada, Booliisku waxay carabka ku adkeeyeen in aysan marnaba oggolaan doonin wax kasta oo khalkhal gelinaya nabadgelyada guud.<\/p>\n<p>Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa ugu dambeyn ku booriyay waalidiinta, maamulka garoomada, iyo bulshada inteeda kale in ay la shaqeeyaan ciidamada si looga hortago falalka halista ah ee dhalinyarada qaar ay ku kacayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay ku kaceen falal halis gelinaya naftooda iyo tan bulshada, gaar ahaan gudaha Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay garoonka la soo galeen agab halis ah sida tooreeyada, sakiimo, iyo waxyaabo kale oo khatar ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759229385,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759229385,"status":"error"},{"account":"twitter_917774835383787521_917774835383787521","service":"twitter","timestamp":1759309168,"status":"error"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay ku kaceen falal halis gelinaya naftooda iyo tan bulshada, gaar ahaan gudaha Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay garoonka la soo galeen agab halis ah sida tooreeyada, sakiimo, iyo waxyaabo kale oo khatar ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-09-30T10:49:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-10-01T08:56:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg\",\"datePublished\":\"2025-09-30T10:49:30+00:00\",\"dateModified\":\"2025-10-01T08:56:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray - Wardoon","og_description":"Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay ku kaceen falal halis gelinaya naftooda iyo tan bulshada, gaar ahaan gudaha Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa la sheegay inay garoonka la soo galeen agab halis ah sida tooreeyada, sakiimo, iyo waxyaabo kale oo khatar ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-09-30T10:49:30+00:00","article_modified_time":"2025-10-01T08:56:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/","name":"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg","datePublished":"2025-09-30T10:49:30+00:00","dateModified":"2025-10-01T08:56:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/2025930638947915984457294.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhalinyaro-falal-khatar-ah-ka-waday-garoonka-ciyaaraha-muqdisho-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187726"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187726"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187730,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187726\/revisions\/187730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}