{"id":187833,"date":"2025-10-06T13:36:12","date_gmt":"2025-10-06T10:36:12","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187833"},"modified":"2025-10-07T10:58:11","modified_gmt":"2025-10-07T07:58:11","slug":"villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187827\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Villa Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh soo gabagabeeyay wadatashiyo uu u tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Villa Soomaaliya qoraalka kasoo baxay marnaba laguma xusin in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, sidoo kale laguma soo hadal qaadin wadahalladii fashilmay ee labada dhinac dhax maray.<\/p>\n<p>Wasahadallo saacado badan qaatay oo xalay iyo saakay dhax maray Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe, ayaa kusoo dhammaaday natiijo ka\u2019aan, kaddib markii qodobada qaar isku fahmi waayeen labada dhinac.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa, ayaana kasoo tagay magaalada Kismaayo , waxa ayna dib ugu soo laabteen magaalada Muqdisho, mana jirin safarka Kismaayo wax natiijo ah oo kasoo baxay laga reebo sheeg sheeg iyo qarash badan oo baxay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187831\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953118164959182-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Villa Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh soo gabagabeeyay wadatashiyo uu u tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Villa Soomaaliya qoraalka kasoo baxay marnaba laguma xusin in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, sidoo kale laguma soo hadal qaadin wadahalladii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759746998,"status":"success"},{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1759914961,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187833","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War qoraal ah oo kasoo baxay Villa Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh soo gabagabeeyay wadatashiyo uu u tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Villa Soomaaliya qoraalka kasoo baxay marnaba laguma xusin in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, sidoo kale laguma soo hadal qaadin wadahalladii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-06T10:36:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-10-07T07:58:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-06T10:36:12+00:00\",\"dateModified\":\"2025-10-07T07:58:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Wardoon","og_description":"War qoraal ah oo kasoo baxay Villa Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh soo gabagabeeyay wadatashiyo uu u tagay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Villa Soomaaliya qoraalka kasoo baxay marnaba laguma xusin in Madaxweyne Xasan Sheekh uu la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, sidoo kale laguma soo hadal qaadin wadahalladii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-06T10:36:12+00:00","article_modified_time":"2025-10-07T07:58:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/","name":"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg","datePublished":"2025-10-06T10:36:12+00:00","dateModified":"2025-10-07T07:58:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/2025106638953264504982992.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/villa-soomaaliya-oo-war-kasoo-saartay-wadahadalkii-fashilmay-ee-xasan-sheekh-iyo-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Villa Soomaaliya oo War kasoo saartay Wadahadalkii fashilmay ee Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187833"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187834,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187833\/revisions\/187834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187827"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}