{"id":187944,"date":"2025-10-15T12:53:08","date_gmt":"2025-10-15T09:53:08","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187944"},"modified":"2025-10-15T12:53:08","modified_gmt":"2025-10-15T09:53:08","slug":"trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/","title":{"rendered":"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-177752\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Trump-678x381-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Trump-678x381-1.jpeg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Trump-678x381-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu la hadlay xubno katirsan Xamaas oo uu waydiiyay inay hubka dhigayaan, wuxuu sheegay inay u xaqiijiyeen hubka inay dhigayaan , balse haddii aysan taa sameyn wuxuu sheegay inuu awood u adeegsanayo.<\/p>\n<p>Inta uu hadalka la xiriira Xamaas ku jiray, waxaa kaloo uu ku dhaleeceeyay inay jirto waxyaabo ay Xamaas ku khiyaameysay oo ay ka mid tahay tirada meydadka ay heli karaan, wallow ay dhammaan maxaabiistii noolaa sii daayeen, hadana wuxuu tilmaamay inaysan wali meydadka wareejin,.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Trump, ayaa taageerray toogashada ay Xamaas ku fulisay kooxo lagu eedeyay inay ku kaceen falal amniga ka dhan ah, isagoo ku macneeyay inaysan waxba ka duwaneyn kooxaha uu Mareykanka la dagaallamo iyo kuwa dalalka kale ay dilka ku fuliyaan. Laakin ma soo hadal qaadin weerarrada ay Israa|l shalay ka geysatay Qasa oo jebinaya heshiiska.<\/p>\n<p>Waraysiyo iyo hadallo ay jeediyeen hoggaamiyeyaasha Xamaas, waxaa ay xaqiijiyeen inaysan hubka dhigi doonin, iyagoo shuruud ka dhigay ka hor in la dhiso dawlad Falastiini ah oo la aqoonsayahay, markaana ay hubka ku wareejin doonaan, inta ka horreysana uu hubkooda yahay xuquuqda difaac ee Falastiiniyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu la hadlay xubno katirsan Xamaas oo uu waydiiyay inay hubka dhigayaan, wuxuu sheegay inay u xaqiijiyeen hubka inay dhigayaan , balse haddii aysan taa sameyn wuxuu sheegay inuu awood u adeegsanayo. Inta uu hadalka la xiriira Xamaas ku jiray, waxaa kaloo uu ku dhaleeceeyay inay jirto waxyaabo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760522011,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu la hadlay xubno katirsan Xamaas oo uu waydiiyay inay hubka dhigayaan, wuxuu sheegay inay u xaqiijiyeen hubka inay dhigayaan , balse haddii aysan taa sameyn wuxuu sheegay inuu awood u adeegsanayo. Inta uu hadalka la xiriira Xamaas ku jiray, waxaa kaloo uu ku dhaleeceeyay inay jirto waxyaabo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-15T09:53:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/\",\"name\":\"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-15T09:53:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1680},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu la hadlay xubno katirsan Xamaas oo uu waydiiyay inay hubka dhigayaan, wuxuu sheegay inay u xaqiijiyeen hubka inay dhigayaan , balse haddii aysan taa sameyn wuxuu sheegay inuu awood u adeegsanayo. Inta uu hadalka la xiriira Xamaas ku jiray, waxaa kaloo uu ku dhaleeceeyay inay jirto waxyaabo ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-15T09:53:08+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1680,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/","name":"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg","datePublished":"2025-10-15T09:53:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/11\/Donald-Trump-scaled-1.jpg","width":2560,"height":1680},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-sheegay-inay-xamaas-khiyaamaysay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo sheegay inay Xamaas khiyaamaysay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187944"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187944"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187945,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187944\/revisions\/187945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152715"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}