{"id":187973,"date":"2025-10-15T22:35:58","date_gmt":"2025-10-15T19:35:58","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187973"},"modified":"2025-10-15T22:35:58","modified_gmt":"2025-10-15T19:35:58","slug":"xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187974\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-1068x801.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-560x420.jpg 560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa doortay xubnaha Soomaaliya ku metalaya baarlamaanka bulshada bariga Afrika.<\/p>\n<p>Doorashadan oo qaadatay saacado ayaa waxay mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka ku doorteen 9-ka xubnood ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto baarlamaanka bulshada bariga Afrika.<\/p>\n<p>Xubnaha la doortay ayaa waxaa ku jirta 4 haween ah, halka 5 xubnood ee kale ay yihiin rag. Xildhibaannada la doortay ayaa kala ah;<\/p>\n<p><strong>1. Xuseen Xasan Maxamed<\/strong><br \/>\n<strong>2. Fadumo Cabdullaahi<\/strong><br \/>\n<strong>3. Sahra Cali Xasan<\/strong><br \/>\n<strong>4. Cabdisalaam Hadliye<\/strong><br \/>\n<strong>5. Fahma Axmed Nuur<\/strong><br \/>\n<strong>6. Abuukar Mardaadi<\/strong><br \/>\n<strong>7. Feysal Cabdi Rooble<\/strong><br \/>\n<strong>8. Ilhaan Cali Garas<\/strong><br \/>\n<strong>9. Cabdiraxmaan Bashiir Shariif<\/strong><\/p>\n<p>Doorashada xubnaha ayaa ka dhigan in Soomaaliya ayaa ku guuleystay buuxinta kuraasta xildhibaannada ee laga rabay, taas oo kordhineysa tirada xubnaha baarlamaanka bulshada bariga Afrika, oo haatan noqotay 82 xildhibaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Soomaaliya ayaa la filayaa in ay soo magacowdo garsoore ka mid noqon doona xubnaha garsoorayaasha ee maxkamada caddaaladda bariga Afrika.<\/p>\n<p>Soomaaliya oo ka mid noqoshadeeda Bariga Afrika ay madaxda ururka ay si rasmi ah u ansixiyeen bishii November ee sanadkii aanu soo dhaafnay ayaa waxaa sidoo kale laga doonayaa in ay soo magacaabaan wasiirka horumarinta bariga Afrika.<\/p>\n<p>Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan si weyn uga qayb-qaadata dhaq-dhaqaaqa urur goboleedkan, waxaana dhawaan ay marti gelisay shirweynaha EACCON 2025 oo Muqdisho ka dhacay, kaas oo ay ka qayb-galeen in ka badan 350 ergo oo ka kala socota dalalka ku mideysan urur-goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika (EAC).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa doortay xubnaha Soomaaliya ku metalaya baarlamaanka bulshada bariga Afrika. Doorashadan oo qaadatay saacado ayaa waxay mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka ku doorteen 9-ka xubnood ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto baarlamaanka bulshada bariga Afrika. Xubnaha la doortay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760556977,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa doortay xubnaha Soomaaliya ku metalaya baarlamaanka bulshada bariga Afrika. Doorashadan oo qaadatay saacado ayaa waxay mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka ku doorteen 9-ka xubnood ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto baarlamaanka bulshada bariga Afrika. Xubnaha la doortay ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-15T19:35:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/\",\"name\":\"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-15T19:35:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg\",\"width\":1080,\"height\":810},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa doortay xubnaha Soomaaliya ku metalaya baarlamaanka bulshada bariga Afrika. Doorashadan oo qaadatay saacado ayaa waxay mudaneyaasha labada aqal ee baarlamaanka ku doorteen 9-ka xubnood ee Soomaaliya ay ku yeelan doonto baarlamaanka bulshada bariga Afrika. Xubnaha la doortay ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-15T19:35:58+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":810,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/","name":"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg","datePublished":"2025-10-15T19:35:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/564536749_1347846853370666_8256217943857731600_n-1.jpg","width":1080,"height":810},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaannada-somalia-ku-metalaya-barlamanka-eac-oo-la-doortay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaannada Somalia ku metalaya barlamanka EAC oo la doortay =SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187973"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187975,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187973\/revisions\/187975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187974"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}