{"id":187983,"date":"2025-10-16T19:52:51","date_gmt":"2025-10-16T16:52:51","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187983"},"modified":"2025-10-16T19:52:51","modified_gmt":"2025-10-16T16:52:51","slug":"daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187984\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668-300x154.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maandooriyaha halista badan ee ciidanku soo bandhigeen ayaa la doonayay in lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan oo warbaahinta shir jaraa&#8217;id ugu qabtay gudaha Dekedda Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay ku guuleysteen qabashada maandooriyaha oo ah Daroogo halis ah, kadib markii ay heleen xog sirdoon oo horseeday in la qabto.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in konteenarka laga dhex helay kaniiniyo loo isticmaalayo Daroogo, kuwaas oo ka mid daawooyinka dalka laga mamnuucay ee halista ku ah bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cAlaabtaan aad u jeedaan waa daawo, isla markaana waa sun daawada waxaa loogu talagalay in qiyaas laga isticmaalo laakiin magaalada Muqdisho waxaa kusoo badatay in daawadii loo isticmaalo maandooriye ahaan, waxaa lagu soo dhex qariyay Paracetamol baakad ku jira, si loo dhaafiyo dekedda Muqdisho laakiin maamulka iyo laamaha amiga oo aad u feejigan ayaa waxa ay qabteen wixii gudaha ku jiray inay ogaadaan ayuu yiri Afhayeenka Booliska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliiska Soomaaliya ayaa u mahadceliyay ciidamada amaanka iyo maamulka Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, sida ay u muujiyeen feejignaanta dheeraadka ah oo ay uga hortageen in maandooriyahaan uu gudbo gudaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeen Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa u xusay kiiskan loo soo xiray eedeysanayaal, islamarkaana la horkeeni doono dhawaan maxkamadaha ku shaqada leh si looga qaado talaabo sharci ah.<\/p>\n<p>\u201cEedeysanayaasha qaar waa la hayaa oo baaris ayaa ku socota, milkiilayaashii waraaqaha is dhaafsaday ee labada dekadood soo gudbiyay waa lagu daba jiraa\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii maandooriyahan maanta lagu soo bandhigay Dekedda Muqdisho ayaa noqonaya kii labaad oo mudo laba bil gudahood ah laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho uu Booliiska Soomaaliya gaxanta ku dhigayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F837740331929646%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Maandooriyaha halista badan ee ciidanku soo bandhigeen ayaa la doonayay in lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka. Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760633590,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Maandooriyaha halista badan ee ciidanku soo bandhigeen ayaa la doonayay in lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka. Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-16T16:52:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"339\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-16T16:52:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg\",\"width\":660,\"height\":339},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandooriyayaal halis ah oo laga soo dajiyay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho. Maandooriyaha halista badan ee ciidanku soo bandhigeen ayaa la doonayay in lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah gobolada dalka. Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-16T16:52:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":339,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/","name":"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg","datePublished":"2025-10-16T16:52:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251016638962185166803668.jpg","width":660,"height":339},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dekadda-muqdisho-oo-lagu-qabtay-maandooriye-halis-ku-ahaa-bulshada-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187983"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187983"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187985,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187983\/revisions\/187985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187984"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}