{"id":187991,"date":"2025-10-17T11:25:45","date_gmt":"2025-10-17T08:25:45","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187991"},"modified":"2025-10-17T11:25:45","modified_gmt":"2025-10-17T08:25:45","slug":"xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187992\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"680\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood--300x293.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood--430x420.webp 430w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi ayaa waxaa ka socota qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda gaaro magaaladaas. Safarkan ayaa la sheegay inuu la xiriiro ka qeyb-galka munaasabadda caleemo-saarka Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), oo bishii August loo doortay Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saacadihii u dambeeyay ayaa waxaa waddooyinka waaweyn ee Laascaanood lagu arkayay sawirrada Madaxweyne Xasan Sheekh iyo calanka qaranka oo laga taagay.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa door weyn ku laheyd in magaalada Laascaanood laga dhiso maamul rasmi ah oo kamid ah maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Maamulkan ayey dowladda dhexe u aragtaa mid kaalin weyn ka geysan kara difaaceeda, iyadoo dhawaan si shaacsan uga dalbatay hoggaanka maamulka Waqooyi Bari inuu mucaaradka ka difaaco dowladda dhexe, xilli uu meel adag marayo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh oo dhismaha maamulka kadib la hadlay hoggaanka cusub ee maamulka ayaa ka dalbaday in ay mucaaradka Muqdisho iyo deriskooda uga filnaadan mucaaradada laga abaabulayo Puntland.<br \/>\n\u201cXamar mucaaradad ayaa ka socota, mucaaradadaas agtiina ayay imaaneysa oo deegaanadii aad ehelka aheydeen ayaa looga durbaan tumanayaa.<br \/>\nHalkana waxaa imaan doontaa umadda Soomaaliyeed masaalixdeeda inta ka talinaysa ayaa imaan doonta oo Federaalka ah, iyadana u diyaar garoobo,\u201d ayuu yiri Wasiir Cali Xoosh.<\/p>\n<p>Maamulka Waqooyi Bari ayaa ka soo farcamay maamulka KMG ahaa ee SSC-Khaatumo oo la sameeyay bishii August 2023, iyada oo muddadii laba sano ahayd la qabtay wadatashiyo, shirar ballaaran iyo qorista dastuur ku-meel-gaar ah, taas oo ugu dambeyntii dhashay doorashadii Sabtidii ka dhacday Laascaanood.<br \/>\nMaamulkan ayaa waxaa haatan hoggaaminaya 5-ta sano ee soo socota Cabdulqaadir Axmed Firdhiye oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee Waqooyi Bari. Ninkan oo maamulkan kasoo saaray kumeel-gaarnimada ayaa si weyn ugu xiran dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Hoggaamiyahan oo hadda ka tirsan xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh ee JSP ayaa waxaa gadaal ka riixaysay Villa Somalia oo galaangal xooggan ku laheyd doorashada Waqooyi Bari. Dowladda dhexe ayaa u aragta maamulkan mid wax badan ka tari qorshaheeda doorasho iyo iska caabbinta maamulka Puntland oo si weyn isku hayaan Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi ayaa waxaa ka socota qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda gaaro magaaladaas. Safarkan ayaa la sheegay inuu la xiriiro ka qeyb-galka munaasabadda caleemo-saarka Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), oo bishii August loo doortay Madaxweynaha maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760689609,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi ayaa waxaa ka socota qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda gaaro magaaladaas. Safarkan ayaa la sheegay inuu la xiriiro ka qeyb-galka munaasabadda caleemo-saarka Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), oo bishii August loo doortay Madaxweynaha maamulka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-17T08:25:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/\",\"name\":\"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp\",\"datePublished\":\"2025-10-17T08:25:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp\",\"width\":696,\"height\":680},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood - Wardoon","og_description":"Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi ayaa waxaa ka socota qaban-qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda gaaro magaaladaas. Safarkan ayaa la sheegay inuu la xiriiro ka qeyb-galka munaasabadda caleemo-saarka Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), oo bishii August loo doortay Madaxweynaha maamulka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-17T08:25:45+00:00","og_image":[{"width":696,"height":680,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/","name":"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp","datePublished":"2025-10-17T08:25:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/Xasan-Laascaanood-.webp","width":696,"height":680},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheekh-oo-tagaya-laascaanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheekh oo tagaya Laascaanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187991"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":187993,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187991\/revisions\/187993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187992"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}