{"id":187997,"date":"2025-10-18T11:46:42","date_gmt":"2025-10-18T08:46:42","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=187997"},"modified":"2025-10-18T11:46:42","modified_gmt":"2025-10-18T08:46:42","slug":"kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/","title":{"rendered":"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187998\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251018638963681766079210.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251018638963681766079210.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251018638963681766079210-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka inuu noqon doono adeeg lacag lagu bixiyo.<\/p>\n<p>NIRA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in mudada ka horeysa 31-ka bishan Oktoobar ay fursad u tahay dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee aan weli qaadan kaarkooda inay si bilaash ah u dalbadaan.<\/p>\n<p>&#8220;Muddada Khidmad-dhaafka Is-diiwaangelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranku waxa ay ku eeg tahay 31-ka Bisha Oktoobar. Fadlan ka faa&#8217;idayso fursadda oo iska diiwaangeli Xarunta NIRA ee kuugu dhow!&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay NIRA.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay Hay&#8217;adda diiwaan galinta Kaarka aqoonsiga Qaranka ee NIRA laguma shaacin inta uu dhan yahay qarashka ay ku bixin doonto hay&#8217;adda qaadashada kaarka aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n<p>Talaabadaan ay soo rogtay hay&#8217;adda NIRA ayaa imaaneysa, iyadoo mudooyinkii dambe goobaha laga bixiyo kaarka aqoonsiga Qaranka si weyn looga dareemayay saxmad xooggan, maadaama dadka samaysanayo Kaarka ay safaf dheer dheer u galaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-187999\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg\" alt=\"\" width=\"1207\" height=\"734\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg 1207w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA-300x182.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA-1024x623.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA-768x467.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA-696x423.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA-1068x649.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA-691x420.jpg 691w\" sizes=\"(max-width: 1207px) 100vw, 1207px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka inuu noqon doono adeeg lacag lagu bixiyo. NIRA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in mudada ka horeysa 31-ka bishan Oktoobar ay fursad u tahay dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":187999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1760777230,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-187997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka inuu noqon doono adeeg lacag lagu bixiyo. NIRA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in mudada ka horeysa 31-ka bishan Oktoobar ay fursad u tahay dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-18T08:46:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1207\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"734\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/\",\"name\":\"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-18T08:46:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg\",\"width\":1207,\"height\":734},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoobar ee sanadkan 2025, qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka inuu noqon doono adeeg lacag lagu bixiyo. NIRA ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in mudada ka horeysa 31-ka bishan Oktoobar ay fursad u tahay dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-18T08:46:42+00:00","og_image":[{"width":1207,"height":734,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/","name":"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg","datePublished":"2025-10-18T08:46:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/NIRA.jpg","width":1207,"height":734},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kaarka-aqoonsiga-qaranka-oo-lacag-laga-dhigayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo lacag laga dhigayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187997"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=187997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188000,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/187997\/revisions\/188000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/187999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=187997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=187997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=187997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}