{"id":188029,"date":"2025-10-21T14:37:16","date_gmt":"2025-10-21T11:37:16","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188029"},"modified":"2025-10-21T14:37:16","modified_gmt":"2025-10-21T11:37:16","slug":"guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/","title":{"rendered":"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188030\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"358\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074-300x163.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor istaagay iney u safraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p>Arintaan ayaa salka ku hayso Khilaaf siyaasadeed u dhaxeeya Siyaasiyiintan kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.<\/p>\n<p>Wafdiga uu hoggaaminayay guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaano kale oo kasoo jeeda deegaanka oo ay ka mid yihiin Xildhibaan Maxamed Abuukar Cabdi, Xildhibaan Maxamed Cabdi Maxamed, Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed, Xildhibaan Maxamed Keerow Maxamed iyo Xildhibaan Xaawo Sokor Cali.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Cabdi Frank oo kamid ahaa wafdiga masuuliyiinta laga celiyay iney u safraan Baydhabo ayaa sheegay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu amar ku bixiyey in diyaaraddii ay saarnaayeen aysan qaadin xubnaha wafdigooda.<\/p>\n<p>\u201cLaftagareen ayaa diyaaradii aan raaci lahayn ku yiri dadkaas ma soo qaadi kartaan, amar ayuu siiyay diyaaradaha ka shaqeeya Baydhabo sidaas ayaa safarkeena loo hor istaagay\u201d ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdi Frank.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan maanta laga celiyay iney u safraan magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda shir jaraa\u2019id u qabtaan Warbaahinta Muqdisho, islamarkaana ay ka hadlaan sababaha keenay in diido iney tagaan magaalada Baydhabo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor istaagay iney u safraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Arintaan ayaa salka ku hayso Khilaaf siyaasadeed u dhaxeeya Siyaasiyiintan kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Wafdiga uu hoggaaminayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761046661,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor istaagay iney u safraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Arintaan ayaa salka ku hayso Khilaaf siyaasadeed u dhaxeeya Siyaasiyiintan kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Wafdiga uu hoggaaminayay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-21T11:37:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"358\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/\",\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-21T11:37:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg\",\"width\":660,\"height\":358},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor istaagay iney u safraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Arintaan ayaa salka ku hayso Khilaaf siyaasadeed u dhaxeeya Siyaasiyiintan kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Wafdiga uu hoggaaminayay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-21T11:37:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":358,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/","name":"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg","datePublished":"2025-10-21T11:37:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251021638966383633995074.jpg","width":660,"height":358},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyihii-hore-ee-baarlaamnka-oo-loodiiday-inuu-tago-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyihii hore ee Baarlaamnka oo loodiiday inuu tago Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188029"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188031,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188029\/revisions\/188031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188030"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}