{"id":188048,"date":"2025-10-26T12:52:56","date_gmt":"2025-10-26T09:52:56","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188048"},"modified":"2025-10-26T12:52:56","modified_gmt":"2025-10-26T09:52:56","slug":"masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188049\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM).<\/p>\n<p>Wafdi ciidan oo ka socday Masar ayaa toddobaadkan booqday magaalada Muqdisho, taasoo qayb ka ah qorshaha Qaahira ee ku aaddan ka-qaybgalka howlgalka.<\/p>\n<p>Warbixin uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray bishii Abriil 2025 ayaa muujisay in ku dhowaad 1,100 askari oo Masri ah ay ka qaybqaadan doonaan hawlgalka AUSSSOM.<\/p>\n<p>Booqashada wafdiga ayaa timid xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya Masar iyo Itoobiya, kaddib markii bishii hore si rasmi ah loo furay mashruuca Biyaha Webiga Niil ee Itoobiya \u2014 Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) \u2014 kaas oo Qaahira ku tilmaantay inuu halis ku yahay sahayda biyaha ee dalka Masar.<\/p>\n<p>Itoobiya lafteedu waxay hawlgalka AUSSSOM ku biirisay 2,500 askari. Hawlgalkan ayaa beddelay hawlgalka ATMIS ee Midowga Afrika horaantii sanadkan, waxaana la qorsheeyay inuu socdo ilaa sannadka 2028.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horraysay ee ciidamada Masar ay ka qaybqaataan howlgal nabad ilaalin ah oo ka socda Soomaaliya, iyadoo ATMIS ay hore uga koobnayd ciidamada Itoobiya, Kenya, Burundi, Jabuuti iyo Uganda.<\/p>\n<p>Bishii Agoosto 2024, Masar ayaa qalab ciidan geysay Soomaaliya, taas oo dhalisay walaac ay muujiyeen falanqeeyayaasha, kuwaas oo ka cabsi qabay in khilaafka Itoobiya iyo Masar uu isu beddelo dagaal ay ku galaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Suleyman Dedefo, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, ayaa toddobaadkan u sheegay warbaahinta Soomaaliyeed in Itoobiya aanay ku faraxsanayn joogitaanka ciidamada Masar ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM). Wafdi ciidan oo ka socday Masar ayaa toddobaadkan booqday magaalada Muqdisho, taasoo qayb ka ah qorshaha Qaahira ee ku aaddan ka-qaybgalka howlgalka. Warbixin uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761472415,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM). Wafdi ciidan oo ka socday Masar ayaa toddobaadkan booqday magaalada Muqdisho, taasoo qayb ka ah qorshaha Qaahira ee ku aaddan ka-qaybgalka howlgalka. Warbixin uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-26T09:52:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/\",\"name\":\"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-26T09:52:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dowladda Masar ayaa dhamaystireysa diyaar garowga ay ciidamada ugu dirayso Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSSOM). Wafdi ciidan oo ka socday Masar ayaa toddobaadkan booqday magaalada Muqdisho, taasoo qayb ka ah qorshaha Qaahira ee ku aaddan ka-qaybgalka howlgalka. Warbixin uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-10-26T09:52:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/","name":"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg","datePublished":"2025-10-26T09:52:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/20251026638970572805664742.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-diyaarisay-ciidamada-ay-u-soo-dirayso-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo diyaarisay ciidamada ay u soo dirayso Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188048"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188048\/revisions\/188050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}