{"id":188140,"date":"2025-11-01T12:40:02","date_gmt":"2025-11-01T09:40:02","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188140"},"modified":"2025-11-01T12:40:02","modified_gmt":"2025-11-01T09:40:02","slug":"tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/","title":{"rendered":"Tigree oo kadigtay dagaal cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp\" alt=\"\" width=\"637\" height=\"359\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp 637w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 637px) 100vw, 637px\" \/><\/p>\n<p>Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed uu toddobaadkan bilowgiisii ka sheegay Baarlamaanka Federaalka ee dalkiisa.<\/p>\n<p>Bayaanka TPLF ayaa lagu sheegay in hadallada dowladda federaalka ee sii socda ay keeni karaan xiisad dagaal oo cusub, islamarkaana haddii wareeg dagaal oo kale uu qarxo ay taasi keeni karto khatar weyn iyo dhibaato ba\u2019an oo dalka soo wajahda.<\/p>\n<p>Bayaanka kooxdaasi ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay \u201cka shaqeynayso sidii ay heshiiskii Pretoria uga dhigi lahayd mid aan wax micno ah lahayn,\u201d ka hor inta aanay wadahadal la yeelan dalalka iyo hay\u2019adaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Bayaanku wuxuu intaas ku daray: \u201cIyadoo la jebinayo heshiiskii Pretoria, dowladda ayaa halkii ay hubka uga saari lahayd xoogagga hubaysan ee ku sugan gobolka Tigray, waxay si xoogan u hubaynaysaa ciidammadeeda.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, bayaanku wuxuu timaamay in shacabka Tigray iyo TPLF ay si dhammaystiran ugu shaqaynayeen sidii heshiiska nabadeed loo hirgelin lahaa dhammaan dhinacyadiisa.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay bayaanka, dowladda federaalka ayaa heshiiskaas u dhigtay arrin farsamo oo keliya, taas oo keentay in aan si dhab ah loo hirgelin.<\/p>\n<p>Bayaanku wuxuu xusay in kaddib dagaalkii ka dhacay Tigray, aqoonsigii sharci ururka laga qaaday, islamarkaana loo aqoonsaday in uu yahay \u201curur argagixiso.\u201d<\/p>\n<p>Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya ayaa hore u sheegay in uu ka qaaday aqoonsigii sharci ee TPLF, isagoo ku sababeeyay in ururku ku lug lahaa dagaal hubeysan.<\/p>\n<p>Waxa kale oo bayaanku lagu xusay in kaddib wada-hadallo soo noqnoqday oo lala yeeshay dowladda federaalka, la isla gaadhay heshiis lagu soo celinayo aqoonsiga sharci ee ururka.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in si TPLF mar kale loo aqoonsado, ay khasab tahay inay dib isu diiwaangeliso sidii xisbi siyaasadeed cusub, maaddaama ururka oo jiray in ka badan soddon sano aanu sharci ahaan sii wadan karin aqoonsigii hore. Sidaas awgeed, arrintu weli waa mid muran sharci ahi uu ka taagan yahay.<\/p>\n<p><strong>Heshiiskii Pretoria<\/strong><\/p>\n<p>Arrin kale oo TPLF bayaankooda lagu xusay waxay la xiriirtaa aragtidooda ku aaddan dadka Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Ahimad ku tilmaamay inay ka qaybqaateen wada-hadallada heshiiskii Pretoria.<\/p>\n<p>Bayaanku waxaa lagu yidhi: \u201cIn kasta oo heshiiska ay wada saxeexdeen TPLF iyo dowladda federaalka, haddana geeddi-socodka ay ka qaybqaateen dadka matalayay hay\u2019adaha iyo kuwa saxeexay heshiiska ayaa loo qaaday dhinac shakhsi ah.\u201d<\/p>\n<p>Raysalwasaare Abiy oo khudbad ka jeediyay Golaha Shacabka ayaa sheegay in dadka wada-hadallada ka qaybqaatay iyo kuwa heshiiska saxeexay aysan ahayn hoggaamiyeyaasha TPLF ee hadda ku jira xaalad adag oo u dhexeysa Tigray iyo dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Bayaanku wuxuu sidoo kale xusay in dadka matalayay Tigray ee heshiiska saxeexay ay yihiin kuwa muhiim ah, isagoo intaas ku daray: \u201cHeshiiska Pretoria waxaa saxeexay Jeneraal Tsadkan, Getachew Reda, iyo Assefa Abirahaa.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, bayaanka TPLF wuxuu xusay in doorashadii gobolka ee ay hormuudka u ahaayeen TPLF ay ahayd mid sharci darro ah in la baabi\u2019iyo, nidaamkii sharci-darrada ahaa ee gobolka la burburiyo, dowladda xilliga kala-guurka la dhiso, hubka la dhiibo, iyo dadka barakacay ay dib ugu laabtaan guryahooda, taasoo dhammaantood qayb ka ah heshiiska.<\/p>\n<p>Raysalwasaare Abiy ayaa ku dooday: \u201cQarinta hubka iyo tababarka ciidan ma aanay ka mid ahayn waxyaabaha lagu heshiiyey,\u201d isagoo eedeeyay TPLF in ay caqabad ku noqotay hirgelinta heshiiska Pretoria.<\/p>\n<p>TPLF ayaa jawaabtay bayaankaas iyadoo sheegtay: \u201cHeshiiska ma ahan in la eego cidda saxeexday ama waxa la yiri, balse waa in lagu saleeyaa sida qodobbada ku jira heshiiska loo fuliyo ama loo diido.\u201d<\/p>\n<p><strong>Source Bbc<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed uu toddobaadkan bilowgiisii ka sheegay Baarlamaanka Federaalka ee dalkiisa. Bayaanka TPLF ayaa lagu sheegay in hadallada dowladda federaalka ee sii socda ay keeni karaan xiisad dagaal oo cusub, islamarkaana haddii wareeg dagaal oo kale uu qarxo ay taasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1761990043,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Tigree oo kadigtay dagaal cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Tigree oo kadigtay dagaal cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed uu toddobaadkan bilowgiisii ka sheegay Baarlamaanka Federaalka ee dalkiisa. Bayaanka TPLF ayaa lagu sheegay in hadallada dowladda federaalka ee sii socda ay keeni karaan xiisad dagaal oo cusub, islamarkaana haddii wareeg dagaal oo kale uu qarxo ay taasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-01T09:40:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"637\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"359\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/\",\"name\":\"Tigree oo kadigtay dagaal cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp\",\"datePublished\":\"2025-11-01T09:40:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp\",\"width\":637,\"height\":359},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Tigree oo kadigtay dagaal cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Tigree oo kadigtay dagaal cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Tigree oo kadigtay dagaal cusub - Wardoon","og_description":"Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed uu toddobaadkan bilowgiisii ka sheegay Baarlamaanka Federaalka ee dalkiisa. Bayaanka TPLF ayaa lagu sheegay in hadallada dowladda federaalka ee sii socda ay keeni karaan xiisad dagaal oo cusub, islamarkaana haddii wareeg dagaal oo kale uu qarxo ay taasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-01T09:40:02+00:00","og_image":[{"width":637,"height":359,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/","name":"Tigree oo kadigtay dagaal cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp","datePublished":"2025-11-01T09:40:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Debretsion-_-DW.webp","width":637,"height":359},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tigree-oo-kadigtay-dagaal-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Tigree oo kadigtay dagaal cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188140"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188142,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188140\/revisions\/188142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}