{"id":188175,"date":"2025-11-09T13:44:21","date_gmt":"2025-11-09T10:44:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188175"},"modified":"2025-11-09T13:44:21","modified_gmt":"2025-11-09T10:44:21","slug":"cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/","title":{"rendered":"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188176\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa si adag uga hadlay dhacdadii aragagaxa badneyd ee ee Shalay ka dhacday deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolkaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Gudoomiye Najax ayaa ku hanjabay inaysan meelna gabaad ku heli doonin kooxahii sida arxan darada aheyd ugu dilay ninka odayga ahaa tuulada Dudumaaye oo hoostagta degmada Wanlaweyn ee gobolka ShabeellahaHoose.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"color: #000000;\">\u201c<\/span><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaan marka hore tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qoyska iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid muwaadin si arxan darro ah loo dilay, kadibna meydkiisa la gubay, falkaas oo ka dhacay duleedka Degmada Wanlaweyn\u201d ayuu yiri gudoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dilka ninkan odayga ahaa ayaa la sheegay inuu yahay mid la xariira aargoosi aano qabiilah, waxaana sidoo kale la tilmaamay in ninka la dilay uu ahaa qof dhimirka ka xanuunsanaayay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in dhacdadan ay tahay mid aad u fool xumo badan oo aan la aqbali karin, islamarkaana la qaadi doono tallaabo adag si loo xaqiijiyo in mar kale aysan dhicin dhacdo noocaan oo kale ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<\/span><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhacdadan foosha xun waa mid aan marnaba la aqbali karin. Maamulka gobolka Shabellaha Hoose wuxuu si cad u cambaareynayaa falkan, wuxuuna shaacinayaa in la qaadi doono tallaabo sharci ah oo adag, si loo xaqiijiyo in dembigaasi uusan mar kale dhicin.\u201d Ayuu yiri gudoomiye Najax.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale xusay guddoomiyaha in haatan ciidamada amaanka ay bilaabeen baaritaano lagu haayo kooxahii dhacdadan ka dambeeyay islamarkaana ciidamadu gacanta ku soo dhigeen afar ka mid ah kooxaha ku eedeysan falkan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">&#8220;waxaan farayaa Maamulka Degmada Wanlaweyn iyo laamaha amniga in ay si degdeg ah waajibaadkooda u gutaan, dembiileyaashana la horkeeno sharciga. Dowladnimo waxay ku bilaabataa Caddaalad.\u201d ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa imaanaya, iyadoo dadka Soomaaliyeed ay si weyn u dalbadanayaan in cadaalada la horkeeno kooxahii ka dambeeyay dilka foosha xumaa ee loo geystay ninka odayga ee nolosha lagu gubay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa si adag uga hadlay dhacdadii aragagaxa badneyd ee ee Shalay ka dhacday deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolkaas. Gudoomiye Najax ayaa ku hanjabay inaysan meelna gabaad ku heli doonin kooxahii sida arxan darada aheyd ugu dilay ninka odayga ahaa tuulada Dudumaaye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762685085,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa si adag uga hadlay dhacdadii aragagaxa badneyd ee ee Shalay ka dhacday deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolkaas. Gudoomiye Najax ayaa ku hanjabay inaysan meelna gabaad ku heli doonin kooxahii sida arxan darada aheyd ugu dilay ninka odayga ahaa tuulada Dudumaaye [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-09T10:44:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/\",\"name\":\"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-09T10:44:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa si adag uga hadlay dhacdadii aragagaxa badneyd ee ee Shalay ka dhacday deegaan hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolkaas. Gudoomiye Najax ayaa ku hanjabay inaysan meelna gabaad ku heli doonin kooxahii sida arxan darada aheyd ugu dilay ninka odayga ahaa tuulada Dudumaaye [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-09T10:44:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/","name":"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg","datePublished":"2025-11-09T10:44:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/2025119638982691264855113.jpg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cali-najax-oo-u-hanjabay-kooxahii-nolosha-kugubay-nin-oday-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cali Najax oo u hanjabay kooxahii nolosha kugubay nin oday ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188175"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188177,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188175\/revisions\/188177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188176"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}