{"id":188193,"date":"2025-11-10T23:53:50","date_gmt":"2025-11-10T20:53:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188193"},"modified":"2025-11-10T23:53:50","modified_gmt":"2025-11-10T20:53:50","slug":"fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/","title":{"rendered":"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188196\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala duwan ayaa maanta ku dhawaaqay iney ku midoobeen isbaheysi siyaasadeed oo balaaran oo ay ugu magac dareen Midowga Haybad Qaran.<\/p>\n<p>Hogaamiyeyaashan oo ka kooban sagaal siyaasi oo qaarkood xilal kala duwan kasoo qabtay dalka ayaa Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen ku shaaciyay iney ku midoobeen xisbiga cusub.<\/p>\n<p>Warsaxafadeedka siyaasiyiintan ayaa lagu shaaciyay in musharaxa xisbiga ay ku bahoobeen ee madaxweynaha Soomaaliya u dhisayaan doorashada soo socota ee sanadka 2026 inuu yahay Raysal wasaarahii hore ee dalka Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).<\/p>\n<p>Talaabadaan ay qaadeen siyaasiyiintan ayaa timid kadib kulamo isdaba joog ah oo si qoto dheer loogu falanqeeyay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Hoggaamiyeyaashu waxay isla qireen dhaawaca gaaray midnimada iyo wadajirka dalka, burburka dhaqaalaha, dayaca adeegyada bulshada iyo rajo beelka ka muuqda dowladnimada Soomaaliyeed.\u201d ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay Siyaasiyiintan ku bahoobay xisbiga Midowga Haybad Qaran.<\/p>\n<p>Xubnahan siyaasiyiinta ah oo sidoo kale kasoo tanaasulay xisbiyadii iyo ururadii ay lahaayeen ayaa dhamaantood isugu tagay xisbigan cusub ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1-Cabdikariin Xuseen Guuleed<br \/>\n2-Fahad Yasin Xaaji Daahir<br \/>\n3-Maxamed Abuukar Isloow Ducaale<br \/>\n4-Thabit Cabdi Maxamed<br \/>\n5-Guuleed Saalax Bare<br \/>\n6-Cabdi Aadan Hoosow<br \/>\n7-Cabdirizak Khilaaf Axmed<br \/>\n8-Faarax Cali Shire<br \/>\n9-Ducaale Aadan Maxamed<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188194\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879457265762.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"841\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879457265762.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879457265762-235x300.jpg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879457265762-330x420.jpg 330w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-188195\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879663947247.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"851\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879663947247.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879663947247-233x300.jpg 233w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983879663947247-326x420.jpg 326w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala duwan ayaa maanta ku dhawaaqay iney ku midoobeen isbaheysi siyaasadeed oo balaaran oo ay ugu magac dareen Midowga Haybad Qaran. Hogaamiyeyaashan oo ka kooban sagaal siyaasi oo qaarkood xilal kala duwan kasoo qabtay dalka ayaa Warsaxaafadeed ay si wadajir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188196,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762808055,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala duwan ayaa maanta ku dhawaaqay iney ku midoobeen isbaheysi siyaasadeed oo balaaran oo ay ugu magac dareen Midowga Haybad Qaran. Hogaamiyeyaashan oo ka kooban sagaal siyaasi oo qaarkood xilal kala duwan kasoo qabtay dalka ayaa Warsaxaafadeed ay si wadajir [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-10T20:53:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/\",\"name\":\"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-10T20:53:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo caan ka ah dalka, islamarkaana ka kala socday Ururro, Xisbiyo iyo Maadallo kala duwan ayaa maanta ku dhawaaqay iney ku midoobeen isbaheysi siyaasadeed oo balaaran oo ay ugu magac dareen Midowga Haybad Qaran. Hogaamiyeyaashan oo ka kooban sagaal siyaasi oo qaarkood xilal kala duwan kasoo qabtay dalka ayaa Warsaxaafadeed ay si wadajir [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-10T20:53:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/","name":"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg","datePublished":"2025-11-10T20:53:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251110638983880013884475.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/fahad-yaasiin-oo-keensaday-hoggaamiyeyaal-siyaasadeed-oo-ku-dhawaaqay-xisbi-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fahad Yaasiin oo keensaday Hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ku dhawaaqay xisbi cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188193"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188197,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188193\/revisions\/188197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188196"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}