{"id":188201,"date":"2025-11-11T16:41:41","date_gmt":"2025-11-11T13:41:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188201"},"modified":"2025-11-11T16:41:41","modified_gmt":"2025-11-11T13:41:41","slug":"daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188202\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984493439885343.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"317\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984493439885343.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984493439885343-300x144.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go\u2019aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda.<\/p>\n<p>Wararka aynu ka heleeyno gudaha Garoonka ayaa sheegaya in shaqaalaha la ceyriyay ay gaarayaan ilaa 15 qof, magacyadooda iyo aqoonsigooda shaqo ayaana lagu soo bandhigay intii ay socotay mudaharaadka.<\/p>\n<p>Shaqaalaha oo ku labisan dharka shaqada ayaa lagu arkay gudaha garoonka iyagoo cabasha muujinaya, taas oo u muuqatay calaamad muujinaysa diidmo iyo cabasho ay ka qabaan go\u2019aanka maamulka Favori.<\/p>\n<p>Dadka mudaharaadaya ayaa ku baaqay in dowladda federaalka ee Soomaaliya ay soo farageliso arrinta, si loo helo xal cadaalad ah oo lagu soo celinayo shaqaalaha la eryay.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah shaqaalaha ayaa sheegay in go\u2019aanka lagu ceyriyay asxaabtooda uu ahaa mid aan sharci ahayn, isla markaana uu saameyn ku yeeshay howlaha maalinlaha ah ee garoonka.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda, ma jiro wax war rasmi ah oo ka soo baxay maamulka garoonka Aden Cadde ama shirkadda Favori oo ku saabsan cabashada iyo shaqo joojinta ay sameeyeen shaqaalaha, Xaaladda garoonka ayaa weli kacsan, iyadoo shaqaaluhu ay dalbanayaan in la tixgeliyo codsigooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1504070614138371%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go\u2019aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda. Wararka aynu ka heleeyno gudaha Garoonka ayaa sheegaya in shaqaalaha la ceyriyay ay gaarayaan ilaa 15 qof, magacyadooda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762868527,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go\u2019aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda. Wararka aynu ka heleeyno gudaha Garoonka ayaa sheegaya in shaqaalaha la ceyriyay ay gaarayaan ilaa 15 qof, magacyadooda iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-11T13:41:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/\",\"name\":\"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png\",\"datePublished\":\"2025-11-11T13:41:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png\",\"width\":640,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay - Wardoon","og_description":"Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go\u2019aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda. Wararka aynu ka heleeyno gudaha Garoonka ayaa sheegaya in shaqaalaha la ceyriyay ay gaarayaan ilaa 15 qof, magacyadooda iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-11T13:41:41+00:00","og_image":[{"width":640,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/","name":"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png","datePublished":"2025-11-11T13:41:41+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/Screenshot-2025-11-11-133935.png","width":640,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalaha-airporka-muqdisho-oo-shaqo-joojin-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Shaqaalaha Airporka Muqdisho oo Shaqo Joojin Sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188201"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188204,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188201\/revisions\/188204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188203"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}