{"id":188205,"date":"2025-11-11T16:45:03","date_gmt":"2025-11-11T13:45:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188205"},"modified":"2025-11-11T16:45:03","modified_gmt":"2025-11-11T13:45:03","slug":"rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/","title":{"rendered":"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo nin dhimirka ka xanuunsanaa lagu dilay kadibna meydkiisa la gubay.<\/p>\n<p>Marxuumka oo lagu magacaabay Isxaaq Daa\u2019uud Maxamed, ayaa lagu jir-dilay deegaanka Dudumaay galabnimadii Jimcaha, waxaana muuqaal laga duubay falkaasi naxdinta leh uu si weyn ugu faafay baraha bulshada, taasoo kicisay caro iyo dareen murugo leh oo bulshada Soomaaliyeed ah.<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidanka militariga Soomaaliya iyo kuwa Booliska ee Darawiishta Koonfur Galbeed uu horseeday in la soo qabto eedeysanayaasha falkaasi gaystay.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya, Janaraal Khaalid, ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ragga la soo xiray lagu kala magacaabo Saalax Xuseen Cali, Cabdixamid Cabdullaahi Siidow iyo Dahir Mukhtaar Shiribow.<\/p>\n<p>Janaraalka ayaa sidoo kale sheegay in eedeysanayaasha lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, si cadaaladda loo marsiiyo, isagoo ku nuuxnuuxsaday in dowladdu aysan oggolaan doonin in falal arxan-darro ah oo noocan oo kale ah ay ka dhacaan gobollada dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo nin dhimirka ka xanuunsanaa lagu dilay kadibna meydkiisa la gubay. Marxuumka oo lagu magacaabay Isxaaq Daa\u2019uud Maxamed, ayaa lagu jir-dilay deegaanka Dudumaay galabnimadii Jimcaha, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188207,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762868730,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo nin dhimirka ka xanuunsanaa lagu dilay kadibna meydkiisa la gubay. Marxuumka oo lagu magacaabay Isxaaq Daa\u2019uud Maxamed, ayaa lagu jir-dilay deegaanka Dudumaay galabnimadii Jimcaha, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-11T13:45:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"354\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/\",\"name\":\"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-11T13:45:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":354},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo loo heysto dhacdadii argagaxa lahayd ee dhawaan ka dhacday duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo nin dhimirka ka xanuunsanaa lagu dilay kadibna meydkiisa la gubay. Marxuumka oo lagu magacaabay Isxaaq Daa\u2019uud Maxamed, ayaa lagu jir-dilay deegaanka Dudumaay galabnimadii Jimcaha, waxaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-11T13:45:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":354,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/","name":"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg","datePublished":"2025-11-11T13:45:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984601901268066-1.jpg","width":660,"height":354},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-loo-soo-xiray-dilkii-iyo-gubistii-nin-dhimirka-la-ee-ka-dhacay-wanlaweyn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rag loo soo xiray dilkii iyo gubistii nin dhimirka la\u2019 ee ka dhacay Wanlaweyn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188205"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188208,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188205\/revisions\/188208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188207"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}