{"id":188209,"date":"2025-11-11T16:55:04","date_gmt":"2025-11-11T13:55:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188209"},"modified":"2025-11-11T16:55:04","modified_gmt":"2025-11-11T13:55:04","slug":"daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188210\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600-300x174.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa sheegay in lasoo afjaray cabasho shaqo oo ay muujiyeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka dhacay gudaha garoonka ayaa ahaa mid lagu xalinayay tabashooyin ay shaqaaluhu ka qabeen arrimo shaqo iyo maamul, Wasiirka ayaa kulanka ku tagay isaga oo ay weheliyeen Wasiiru-dawlaha, Wasiir ku-xigeenka, Agaasimaha Guud iyo Maareeyaha Garoonka si ay uga jawaabaan cabashooyinka iyo walaacyada ay soo gudbiyeen shaqaalaha.<\/p>\n<p>Intii uu kulanka socday, masuuliyiinta Wasaaradda ayaa si taxaddar leh u dhageystay doodaha iyo cabashooyinka shaqaalaha, waxaana la isla meel dhigay in la qaado tallaabooyin degdeg ah oo lagu xallinayo arrimaha taagan.<\/p>\n<p>Kadib wadahadallo miro-dhal ah, Wasiirka ayaa faray shirkadda maamusha garoonka in ay si degdeg ah uga jawaabto dhammaan qodobadii cabashada la xiriiray, isla markaana aysan mar dambe soo laaban tabashooyin noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaraddu waxay ballanqaadday in ay si joogto ah ula socon doonto xaaladda shaqaalaha si loo ilaaliyo xuquuqdooda shaqo, loona hubiyo in howlaha garoonka u socdaan si nidaamsan.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa u mahadceliyay shaqaalaha garoonka sabarka iyo wadashaqeynta ay muujiyeen, isagoo ku dhiirrigeliyay in ay si daacadnimo iyo hufnaan leh u gutaan waajibaadkooda shaqo, Wuxuu hoosta ka xarriiqay in Wasaaraddu ay ka go\u2019an tahay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha iyo hagaajinta xaaladaha shaqo ee garoomada dalka.<\/p>\n<p>Hadda, hawlihii garoonka Aadan Cadde ayaa si caadi ah u socda, waxaana dib u bilowday adeegyada duulimaadyada gudaha iyo dibadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1399577188552724%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa sheegay in lasoo afjaray cabasho shaqo oo ay muujiyeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle. Kulankan oo ka dhacay gudaha garoonka ayaa ahaa mid lagu xalinayay tabashooyin ay shaqaaluhu ka qabeen arrimo shaqo iyo maamul, Wasiirka ayaa kulanka ku tagay isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762869324,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188209","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa sheegay in lasoo afjaray cabasho shaqo oo ay muujiyeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle. Kulankan oo ka dhacay gudaha garoonka ayaa ahaa mid lagu xalinayay tabashooyin ay shaqaaluhu ka qabeen arrimo shaqo iyo maamul, Wasiirka ayaa kulanka ku tagay isaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-11T13:55:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/\",\"name\":\"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-11T13:55:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg\",\"width\":660,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa sheegay in lasoo afjaray cabasho shaqo oo ay muujiyeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle. Kulankan oo ka dhacay gudaha garoonka ayaa ahaa mid lagu xalinayay tabashooyin ay shaqaaluhu ka qabeen arrimo shaqo iyo maamul, Wasiirka ayaa kulanka ku tagay isaga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-11T13:55:04+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/","name":"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg","datePublished":"2025-11-11T13:55:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251111638984606618061600.jpg","width":660,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shaqaalihii-airporka-muqdsiho-oo-cabasahdooda-laxaliyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Shaqaalihii Airporka Muqdsiho oo cabasahdooda laxaliyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188209"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188211,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188209\/revisions\/188211"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}