{"id":188212,"date":"2025-11-12T12:18:03","date_gmt":"2025-11-12T09:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188212"},"modified":"2025-11-12T12:18:03","modified_gmt":"2025-11-12T09:18:03","slug":"daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/","title":{"rendered":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188213\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo si buuxdo u la wareegay gal dacwadeed ka dhan ah Kooxo hubaysan oo ku eedeysan dilal arxan darro ah oo ka dhacay gobolkaas.<\/p>\n<p>Xubnaha gaaray degmada Wanlaweyn ee la wareegay kiiskan waxaa hoggaaminaayo Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida Axmed Cabdalla, isagoona faray ciidanka Kumaandooska ee sida gaarka ah u tababaran ee DANAB gaar ahaan Ururka 161-aad faray inay soo qabtaan dadka dilalka aanooyinka gaysanaya deegaanada Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale tilmaamay Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada in la diyaariyay dacwadda kiiskan, islamarkaana dhawaan loo gudbin doono Maxkamadda si loogu ciqaabo dadkii ka dambeeyay dilal iyo gubis la isugu daray ad rayid ahaa.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda CQS waxa uu caddaaladda horgeynayaa dadkii ka dambeeyay dilkii arxan darrada ahaa &amp; gubistii loo gaystay Oday 60 jir ah oo dhimirka ka xannuunsaaa oo lagu Degmada Wanlaweyn\u201d ayuu yiri Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxmakadda ciidamada Qalabka Sida Axmed Cabdalla.<\/p>\n<p>Axmed Cabdalla ayaa sidoo kale shaaciyay in qaar ka mid ah dadka ku eedeysayn kiiskan ciidamadu gacanta ku soo dhigeen, iyadoo kuwa dhimana wali lagu raad joogo raadin doonto.<\/p>\n<p>\u201cQaarkood way xiran yihiin, qaar kalena waa lagu raadjoogaa, dhacdada kale ee sababtay dhimashada 5 qof oo ka dhacday Yaaqbari weyne, waxaana ciidamada amniga farnay in ay nolol iyo geeri kusoo qabtaan dadkii dadkaas dilay ee gubay ceelkii biyaha laga cabayay ee Yaaqbari weyne\u201d ayuu yiri Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxmakadda Ciidamada Qalabka Sida Axmed Cabdalla.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer ilaalinta ayaa sheegay in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida lasoo taagi doonno dad xasaanad leh oo waliba xilal haya oo ka qayb qaatay hurinta dagaal beeleedka ka socda qaybo ka mid gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan baaristeenna Shacabka Soomaaliyeed ugu soo bandhigi doonnaa mas\u2019uuliyiin Xasaanad leh oo colaadaha uga qayb qaatay Af iyo Dhaqaale\u201d ayuu yiri Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida Axmed Cabdalla.<\/p>\n<p>Talaabadaan ay qaaday Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa imaaneysa, iyadoo dhacdooyin argagax leh ay ka dhaceen dhawaan deegaano hoostaga magaalooyinka Wanlaweyn iyo Deegaanka Yaaqbari oo ka wada tirsan Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F733893808981421%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo si buuxdo u la wareegay gal dacwadeed ka dhan ah Kooxo hubaysan oo ku eedeysan dilal arxan darro ah oo ka dhacay gobolkaas. Xubnaha gaaray degmada Wanlaweyn ee la wareegay kiiskan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188213,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762939130,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188212","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo si buuxdo u la wareegay gal dacwadeed ka dhan ah Kooxo hubaysan oo ku eedeysan dilal arxan darro ah oo ka dhacay gobolkaas. Xubnaha gaaray degmada Wanlaweyn ee la wareegay kiiskan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-12T09:18:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/\",\"name\":\"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-12T09:18:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn - Wardoon","og_description":"Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya oo ay wehlinayaan xubno baarayaal ah ayaa tagay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaas oo si buuxdo u la wareegay gal dacwadeed ka dhan ah Kooxo hubaysan oo ku eedeysan dilal arxan darro ah oo ka dhacay gobolkaas. Xubnaha gaaray degmada Wanlaweyn ee la wareegay kiiskan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-12T09:18:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/","name":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg","datePublished":"2025-11-12T09:18:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985319201802085.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamada-ciidamada-oo-amartay-in-lasooxiro-madax-kadambesay-dagaalki-wanlawayn\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Maxkamada ciidamada oo amartay in lasooxiro madax kadambesay dagaalki Wanlawayn"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188212"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188214,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188212\/revisions\/188214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}