{"id":188215,"date":"2025-11-12T12:30:16","date_gmt":"2025-11-12T09:30:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188215"},"modified":"2025-11-12T12:30:16","modified_gmt":"2025-11-12T09:30:16","slug":"isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/","title":{"rendered":"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188217\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"700\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2-257x300.jpg 257w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2-360x420.jpg 360w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/>Isbahaysiga Dimoqraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku bahoobeen 23 xisbi siyaasadeed, ayaa ku baaqay in hal bil dib loo dhigo doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir, si \u201caxsaabta siyaasaddu ay u helaan diyaar garow ku filan.\u201d<\/p>\n<p>\u201cIsbahaysigu wuxuu isku raacay in doorashada golaha deegaanka la qabto 30-ka Diseembar si loo siiyo dhammaan ururada siyaasadda waqti ku filan oo ay isugu diyaariyaan,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<p>Isbahaysiga SDA waxaa xubno ka ah mas\u2019uuliyiin ka tirsan dalladda Madasha Samatabixinta Qaran, oo dhawaan heshiis la gaartay dowladda Soomaaliya. Waxaa xubnahaas ugu caansan Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke.<\/p>\n<p>Isbahaysiga ayaa carrabka ku adkeeyay in waqtiga dheeriga ah ee diyaar garowga uu gacan ka geysan doono sidii \u201ctartanka loogu sinnaan lahaa\u201d dhammaan ururada siyaasadda, uuna xoojin doono hufnaanta habraaca doorashada ee gobolka caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Doorashada golaha deegaanka ee Muqdisho ayaa horey seddex jeer dib loo dhigay, iyadoo mar walba hal bil oo keliya dib loogu riixayay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka ee uu hoggaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay musharraxooda gobolka Banaadir, waxayna u xusheen guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo xisbiga ku metali doono tartanka doorashada ka dhacaysa gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Muungaab, oo haatan ah guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho, ayaa ku caan baxay dadaalladii uu ku soo celiyay shaqadii iyo muuqaalka caasimadda kadib burburkii dagaallada sokeeye, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray ururku.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Isbahaysiga Dimoqraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku bahoobeen 23 xisbi siyaasadeed, ayaa ku baaqay in hal bil dib loo dhigo doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir, si \u201caxsaabta siyaasaddu ay u helaan diyaar garow ku filan.\u201d \u201cIsbahaysigu wuxuu isku raacay in doorashada golaha deegaanka la qabto 30-ka Diseembar si loo siiyo dhammaan ururada siyaasadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762939842,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Isbahaysiga Dimoqraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku bahoobeen 23 xisbi siyaasadeed, ayaa ku baaqay in hal bil dib loo dhigo doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir, si \u201caxsaabta siyaasaddu ay u helaan diyaar garow ku filan.\u201d \u201cIsbahaysigu wuxuu isku raacay in doorashada golaha deegaanka la qabto 30-ka Diseembar si loo siiyo dhammaan ururada siyaasadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-12T09:30:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/\",\"name\":\"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-12T09:30:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg\",\"width\":600,\"height\":700},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo - Wardoon","og_description":"&nbsp; Isbahaysiga Dimoqraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku bahoobeen 23 xisbi siyaasadeed, ayaa ku baaqay in hal bil dib loo dhigo doorashada golayaasha deegaanka ee Gobolka Banaadir, si \u201caxsaabta siyaasaddu ay u helaan diyaar garow ku filan.\u201d \u201cIsbahaysigu wuxuu isku raacay in doorashada golaha deegaanka la qabto 30-ka Diseembar si loo siiyo dhammaan ururada siyaasadda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-12T09:30:16+00:00","og_image":[{"width":600,"height":700,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/","name":"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg","datePublished":"2025-11-12T09:30:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/images-2.jpg","width":600,"height":700},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isbahaysiga-cumar-c-rashiid-ayaa-dalbaday-in-doorasha-g-banadir-dib-loodhigo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Isbahaysiga Cumar C\/rashiid ayaa dalbaday in doorasha G\/banadir dib loodhigo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188215"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188218,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188215\/revisions\/188218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188217"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}