{"id":188224,"date":"2025-11-12T18:53:33","date_gmt":"2025-11-12T15:53:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188224"},"modified":"2025-11-12T18:53:33","modified_gmt":"2025-11-12T15:53:33","slug":"daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/","title":{"rendered":"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188225\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"336\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827-300x153.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumadda Somaliland ayaa iskugu yeedhay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Hargeysa, iyada oo u gudbisay mowqifkeeda ka dhanka ah dal-ku-galka danabaysan ee ay Soomaaliya soo rogtay, iyo tallaabooyinka ay qaadayso.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo isaga iyo wasiiro kale ay warbaahinta la hadleen kulanka kadib, ayaa sheegay in tallaabooyinka ay qaaday dowladda Soomaaliya ee maamulka hawada ay yihiin kuwo lagu doonayo in lagu burburiyo Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaanu beesha caalamka u sheegnay sababaha ugu waaweyn ee ay dowladda Muqdisho ugu tallaabsanayso tallaabooyinkan; waa in dimuqraadiyadda Somaliland iyo nabadda Somaliland ay iyaga xagooda u yihiin dumistooda,&#8221; ayuu yidhi Wasiirku.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ay beesha caalamka u sheegeen in ay qaadi doonaan tallaabo kasta oo suurtagal ah si ay uga hortagaan in nidaamka socdaalka ee Soomaaliya uu hirgalo, isaga oo sheegay in fariimaha ay fareen wakiillada caalamku ay u sii gudbin doonaan dowladahooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Madaxtooyada, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in dagaal toos ah uu hadda u dhexeeyo Somaliland iyo Soomaaliya, isla markaana loo baahan yahay midnimo iyo isku duubni. Waxa uu sheegay in Somaliland lagu hantay dhiig iyo qori caaradii, isla markaana ay maanta diyaar u yihiin haddii loo baahdo. \u201cReer Somaliland maaha dad E-visa uga tanaasulaya waxa ay doonayaan,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Wasiirka Duulista iyo Horumarinta Madaarrada, Fu\u2019aad Axmed Nuux, ayaa sheegay in 90 diyaaradood oo maalintii isticmaala hawada Somaliland ay mid kastaba u direen fariin, isla markaana 40% ay aqbaleen in ay raacaan shuruucda Somaliland, halka inta aan oggolaanina loo sheegay in ay ka leexdaan hawada Somaliland, badankooduna ay leexdeen.<\/p>\n<p>\u201cLaba tallaabo ayaanu qaadnay, saddex tallaabo oo kale ayaa diyaar noo ah, oo aanu mid kastaba markiisa qaadi doono&#8230; Arrinta hawada, anagu qaran ahaan waxaannu u aragnaa arrin xasaasi ah oo u baahan in aynu qaran ahaan ka midowno,\u201d ayuu yidhi Wasiir Fu\u2019aad.<\/p>\n<p>Si gaar ah, waxa uu uga hadlay dadka xukuumadda ku dhaliila qaabka maamulka hawada, isaga oo sheegay in dhibka maanta taagan uu yahay dhaxalkii xukuumaddii Kulmiye iyo wadahadalladii Somaliland iyo Soomaaliya, oo xukuumaddii waqtigaas ee Soomaaliya loogu gacan galiyay maamulka hawada.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa dhawaan soo saartay amarro cusub oo ay uga gol leedahay in ay kaga jawaabto dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya soo rogtay. Amaradaas waxa kamid ah in diyaarad aan oggolaansho ka haysan Somaliland aanay mari karin hawadeeda.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in qorshaha cusub ee hawada ay uga danleedahay ilaalinta amnigeeda iyo in ay la socoto dadka galaya iyo kuwa ka baxaya, maadaama ayna aqoonsanayn gooni isu-taagga Somaliland.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1601896220975230%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Somaliland ayaa iskugu yeedhay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Hargeysa, iyada oo u gudbisay mowqifkeeda ka dhanka ah dal-ku-galka danabaysan ee ay Soomaaliya soo rogtay, iyo tallaabooyinka ay qaadayso. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo isaga iyo wasiiro kale ay warbaahinta la hadleen kulanka kadib, ayaa sheegay in tallaabooyinka ay qaaday dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1762962841,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumadda Somaliland ayaa iskugu yeedhay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Hargeysa, iyada oo u gudbisay mowqifkeeda ka dhanka ah dal-ku-galka danabaysan ee ay Soomaaliya soo rogtay, iyo tallaabooyinka ay qaadayso. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo isaga iyo wasiiro kale ay warbaahinta la hadleen kulanka kadib, ayaa sheegay in tallaabooyinka ay qaaday dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-12T15:53:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"336\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/\",\"name\":\"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-12T15:53:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg\",\"width\":660,\"height\":336},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada - Wardoon","og_description":"Xukuumadda Somaliland ayaa iskugu yeedhay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Hargeysa, iyada oo u gudbisay mowqifkeeda ka dhanka ah dal-ku-galka danabaysan ee ay Soomaaliya soo rogtay, iyo tallaabooyinka ay qaadayso. Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo isaga iyo wasiiro kale ay warbaahinta la hadleen kulanka kadib, ayaa sheegay in tallaabooyinka ay qaaday dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-12T15:53:33+00:00","og_image":[{"width":660,"height":336,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/","name":"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg","datePublished":"2025-11-12T15:53:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251112638985582515151827.jpg","width":660,"height":336},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-oo-wakiillada-beesha-caalamka-kala-hadashay-khilaafka-maamulka-hawada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka maamulka hawada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188224"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188224"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188227,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188224\/revisions\/188227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188225"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}