{"id":188229,"date":"2025-11-13T19:03:11","date_gmt":"2025-11-13T16:03:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188229"},"modified":"2025-11-13T19:03:11","modified_gmt":"2025-11-13T16:03:11","slug":"kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188230\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka ka degay 30-kii Sebteembar.<\/p>\n<p>Okowa waxay shaqada hayn doontaa inta ka dhiman muddo-xileedkii Abdul Qawi Yusuf, taasoo dhammaaneysa 5-ta Febraayo, 2027.<\/p>\n<p>Waa qareen iyo borofisar ku takhasustay sharciga caalamiga ah ee dadweynaha kana dhiga jaamacadda Queen Mary ee London. Tan iyo sannadkii 2023, waxay sidoo kale xubin ka ahayd Guddiga Qaramada Midoobay ee Sharciga Caalamiga ah (UN International Law Commission).<\/p>\n<p>Sida uu dhigayo dastuurka ICJ, garsoorayaasha waxaa lagu doortaa cod qarsoodi ah oo laga qaado labadaba Golaha Ammaanka iyo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Waxaa jagadan u tartamay afar musharax, waxayna Okowa ku guuleysatay saddex wareeg oo codbixin ah oo ka dhacay Golaha Ammaanka iyo afar wareeg oo ka dhacay Golaha Guud.<\/p>\n<p>Maxkamadda ICJ, oo fadhigeedu yahay magaalada The Hague, waxay ka kooban tahay 15 garsoore oo lagu doorto muddo sagaal sano ah, waxaana ay xaq u leeyihiin inay dib isu soo sharxaan. Haddii garsoore uu geeriyoodo ama iscasilo inta uu xilka hayo, waxaa la qabtaa doorasho gaar ah si loo buuxiyo qeybta ka dhiman muddadaas.<\/p>\n<p>15-ka garsoore waa in ay kasoo kala jeedaan 15 dal oo kala duwan, iyadoo maxkamaddu guud ahaan metelayso qaab-dhaqameedyada waaweyn iyo nidaamyada sharciga ee caalamka.<\/p>\n<p>Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf, oo u dhashay Soomaaliya, ayaa horey u soo noqday Guddoomiyaha Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) intii u dhaxeysay Febraayo 2018 ilaa Febraayo 2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka ka degay 30-kii Sebteembar. Okowa waxay shaqada hayn doontaa inta ka dhiman muddo-xileedkii Abdul Qawi Yusuf, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763049825,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka ka degay 30-kii Sebteembar. Okowa waxay shaqada hayn doontaa inta ka dhiman muddo-xileedkii Abdul Qawi Yusuf, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-13T16:03:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/\",\"name\":\"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-13T16:03:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah - Wardoon","og_description":"Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka ka degay 30-kii Sebteembar. Okowa waxay shaqada hayn doontaa inta ka dhiman muddo-xileedkii Abdul Qawi Yusuf, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-13T16:03:11+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/","name":"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg","datePublished":"2025-11-13T16:03:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/20251113638986264204920266.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-loo-doortay-kursigii-ay-soomaaliya-ku-lahayd-maxkamadda-caalamiga-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo loo doortay kursigii ay Soomaaliya ku lahayd Maxkamadda caalamiga ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188229"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188231,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188229\/revisions\/188231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188230"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}