{"id":188246,"date":"2025-11-14T11:32:33","date_gmt":"2025-11-14T08:32:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=188246"},"modified":"2025-11-14T11:32:33","modified_gmt":"2025-11-14T08:32:33","slug":"yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/","title":{"rendered":"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca  kaga jiro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-188247\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay in Uganda ay xaq u leedahay in ay gaadho Badwaynta Hindiya isagoo dalalka leh xeebaha ee Afrika ku eedeeyey iney noqdeen kuwo \u201cdanaystayaal\u201d ah oo moodaya in badahooda ay iyaga oo keliya leeyihiin..<\/p>\n<p>Museveni ayaa sheegay in haddii dowladaha leh badda ay diidaan in ay la wadaagaan marinada badda, isla markaana ay ku adkaystaan fikirka ah in baddu ay iyaga u gaar tahay, taasi ay keeni karto dagaallo mustaqbalka.<\/p>\n<p>\u201cUganda waa waddan aan bad lahayn, laakiin aaway badeennu? Badeennu waa Badwaynta Hindiya. Anigu dabaqa sare ayaan deganahay, marka ma odhan kartid bada waxa iska leh kuwa dabaqa hoose oo keliya \u2013 taasi waa waali,\u201d ayuu yiri Museveni.<\/p>\n<p>Uganda ayaa hore u qorsheysay in ay dhisto tubo shidaal oo ka bilaabmaysa Hoima illaa dekedda Tanga Port ee dalka Tanzania balse hadda waxa uu u muuqdaa inuu doorbidayo inuu marin toos ah ka helo Badda Hindiya, xitaa haddii ay taasi keenayso xiisad.<\/p>\n<p>Musaveni ayaa muujiyay caro uu ka qabo waxa uu ugu yeeray \u201cbakhaylnimada\u201d qaar ka mid ah dalalka xeebaha leh, isagoo sheegay in dekedaha iyo baddaha ay tahay in ay ka wada faa\u2019iidaystaan dhammaan dalalka qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Museveni ayaa u muuqda in uu si gaar ah ula hadlayo Kenya, oo uu ka heli karo jidka ugu dhow ee dalkiisa ku xiri kara badweynta India.<\/p>\n<p>Hadallada madaxda sare ee Uganda ayaa imanaya xilli dowlada Itoobiya, oo iyaduna aan bad lahayn, ay raadinayso marin badeed. Itoobiya ayaa sannadkii hore heshiis la gashay Somaliland si ay uga hesho marin badeed, inkasta oo heshiiskaasi uu fashilmay markii ay ka hor timid DF Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay in Uganda ay xaq u leedahay in ay gaadho Badwaynta Hindiya isagoo dalalka leh xeebaha ee Afrika ku eedeeyey iney noqdeen kuwo \u201cdanaystayaal\u201d ah oo moodaya in badahooda ay iyaga oo keliya leeyihiin.. Museveni ayaa sheegay in haddii dowladaha leh badda ay diidaan in ay la wadaagaan marinada badda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":188247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"no","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[{"account":"facebook_10221280388112155_325455220908133","service":"facebook","timestamp":1763109180,"status":"success"}],"rop_publish_now_status":"done","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-188246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay in Uganda ay xaq u leedahay in ay gaadho Badwaynta Hindiya isagoo dalalka leh xeebaha ee Afrika ku eedeeyey iney noqdeen kuwo \u201cdanaystayaal\u201d ah oo moodaya in badahooda ay iyaga oo keliya leeyihiin.. Museveni ayaa sheegay in haddii dowladaha leh badda ay diidaan in ay la wadaagaan marinada badda, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-14T08:32:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/\",\"name\":\"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-14T08:32:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa sheegay in Uganda ay xaq u leedahay in ay gaadho Badwaynta Hindiya isagoo dalalka leh xeebaha ee Afrika ku eedeeyey iney noqdeen kuwo \u201cdanaystayaal\u201d ah oo moodaya in badahooda ay iyaga oo keliya leeyihiin.. Museveni ayaa sheegay in haddii dowladaha leh badda ay diidaan in ay la wadaagaan marinada badda, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-11-14T08:32:33+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/","name":"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg","datePublished":"2025-11-14T08:32:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/mu7ni.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-kusoo-biiray-kuwa-bada-damaca-kaga-jiro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yoweri Museveni oo kusoo biiray kuwa bada damaca kaga jiro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188246"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=188246"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":188248,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/188246\/revisions\/188248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/188247"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=188246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=188246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=188246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}